{"id":179649,"date":"2024-02-07T19:18:39","date_gmt":"2024-02-07T16:18:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179649"},"modified":"2024-02-07T19:18:39","modified_gmt":"2024-02-07T16:18:39","slug":"ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal  ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-169x300.webp 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-576x1024.webp 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-696x1237.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-236x420.webp 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka iyo kuwa kale oo taabacsan Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaalka xoogiisa uu ka dhacay agagaarka Masaajidka Irshaad oo uu ku yaallo guriga xildhibaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaanka oo waday howlgal ka dhan ah maandooriyaha iyo kuwa kale ee ku sugna guriga xildhibaanka.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa weli kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka iyo dhinaca xildhibaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale ma cadda khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay iska hor imaadka dhex maray labada dhinac.<br \/>\nHoray waxaa sidaan oo kale Muqdisho ugu dagaalamay ciidamada dowladda iyo kuwa Jeneraal Sheegow, kadib dhac ay ka gaysteen degmada Dharkenley, waxaana kadib lasoo xiray Jeneraalka iyo askartiisa oo la xukumay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179650\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061-169x300.webp 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061-576x1024.webp 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061-696x1237.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299288061-236x420.webp 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-169x300.webp 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-576x1024.webp 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-696x1237.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299290798-236x420.webp 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179652\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492-169x300.webp 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492-576x1024.webp 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492-696x1237.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299297492-236x420.webp 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179653\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770-169x300.webp 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770-576x1024.webp 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770-696x1237.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1707299293770-236x420.webp 236w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka iyo kuwa kale oo taabacsan Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ilo dadka deegaanka ah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka iyo kuwa kale oo taabacsan Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ilo dadka deegaanka ah ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-07T16:18:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1213\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"777\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/\",\"name\":\"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp\",\"datePublished\":\"2024-02-07T16:18:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp\",\"width\":1213,\"height\":777},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka iyo kuwa kale oo taabacsan Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ilo dadka deegaanka ah ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-07T16:18:39+00:00","og_image":[{"width":1213,"height":777,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/","name":"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp","datePublished":"2024-02-07T16:18:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Xaadoole.webp","width":1213,"height":777},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-iyo-kuwa-xildhibaan-xaadoole-oo-dagaal-ku-dhex-maray-muqdishosawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada DF iyo kuwa xildhibaan Xaadoole oo dagaal ku dhex maray Muqdisho+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179649"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179649"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179656,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179649\/revisions\/179656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}