{"id":179660,"date":"2024-02-08T12:48:49","date_gmt":"2024-02-08T09:48:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179660"},"modified":"2024-02-08T12:48:49","modified_gmt":"2024-02-08T09:48:49","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya  oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya oo aan ka mid ahayn howlgalka Midowga Afrika ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>ENDF ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo, iyagoo isku fidiyay dhul ballaaran oo ay ka mid tahay waddada xiriirisa Doolow iyo Beled-Xaawo, halkaasoo lagu dilay 6 qof oo Oromo ah.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen guri ku yaala magaalada Beled-Xaawo, halkaasi oo ay ku dileen lix ruux oo carruur ay ku jiraan, kuwaasi oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada, sida ay sheegeen saraakiisha amaanka ee degmadaasi.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga kumannaan askari oo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ku-meel-gaarka ah, ama ATMIS, iyo ciidamo kale oo ka jooga Soomaaliya kuwaas oo ay dowladda Soomaaliya horey u dalbatay si ay ula dagaalamaan kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa sheegay in maamulkooda uu aaminsan yahay in Al-shabaab ay beegsadeen dadka u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasoo magaalada u joogay arrimo ganacsi iyo shaqooyin guri.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo ku aadan weerarkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Itoobiya oo aan ka mid ahayn howlgalka Midowga Afrika ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee xadka Soomaaliya. ENDF ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo, iyagoo isku fidiyay dhul ballaaran oo ay ka mid tahay waddada xiriirisa Doolow iyo Beled-Xaawo, halkaasoo lagu dilay 6 qof oo Oromo ah. Talaabadan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Itoobiya oo aan ka mid ahayn howlgalka Midowga Afrika ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee xadka Soomaaliya. ENDF ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo, iyagoo isku fidiyay dhul ballaaran oo ay ka mid tahay waddada xiriirisa Doolow iyo Beled-Xaawo, halkaasoo lagu dilay 6 qof oo Oromo ah. Talaabadan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-08T09:48:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/\",\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-08T09:48:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon","og_description":"Ciidamada Itoobiya oo aan ka mid ahayn howlgalka Midowga Afrika ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee xadka Soomaaliya. ENDF ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo, iyagoo isku fidiyay dhul ballaaran oo ay ka mid tahay waddada xiriirisa Doolow iyo Beled-Xaawo, halkaasoo lagu dilay 6 qof oo Oromo ah. Talaabadan ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-08T09:48:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/","name":"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg","datePublished":"2024-02-08T09:48:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202428638429532679600066.jpeg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-bandow-ka-dhaqan-galiyay-degmada-doolow-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Itoobiya oo bandow ka dhaqan galiyay degmada Doolow ee gobolka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179660"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179662,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179660\/revisions\/179662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179661"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}