{"id":179666,"date":"2024-02-08T12:54:29","date_gmt":"2024-02-08T09:54:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179666"},"modified":"2024-02-08T12:54:29","modified_gmt":"2024-02-08T09:54:29","slug":"diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/","title":{"rendered":"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"589\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow-300x221.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow-768x565.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow-696x512.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow-570x420.jpeg 570w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow-80x60.jpeg 80w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la socday diyaaradaasi dhacday.<\/p>\n<p>Diyaarada dhacday oo nuueedu yahay CH-53E Super ayaa dul mareysay xilliga ay dhaceysay buuro ay baraf dabooleen, waxaana ilaa hadda la caddeyn sababta keentay in diyaaradan ay dhacdo.<\/p>\n<p>Shan askari oo la socotay diyaarada dhacday ayaan ilaa hadda la heyn nolol iyo geeri halka ay ku dambeeyaan, waxaana diyaaradan bur burkeeda la sheegay in laga helay meel 72-km u jirta halkii ay ka duushay.<\/p>\n<p>Kooxaha gurmadka ayaa wada baadigoob ay ugu jiraan nolol iyo geeri sidii ay u heli lahaayeen askarta la socotay diyaarada dhacday, waxa ayna saraakiil Mareykan sheegeen in uu hadda socdo howlgal badbaadin ah.<\/p>\n<p>Diyaarada dhacday ee lahaayeen milatariga Mareykanka ayaa la sheegay in ay ku jirtay duulimaad tababar ah, waxaana bilowday baaritaanno ku aadan sababta keentay shilkan diyaaradeed ee dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la socday diyaaradaasi dhacday. Diyaarada dhacday oo nuueedu yahay CH-53E Super ayaa dul mareysay xilliga ay dhaceysay buuro ay baraf dabooleen, waxaana ilaa hadda la caddeyn sababta keentay in diyaaradan ay dhacdo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la socday diyaaradaasi dhacday. Diyaarada dhacday oo nuueedu yahay CH-53E Super ayaa dul mareysay xilliga ay dhaceysay buuro ay baraf dabooleen, waxaana ilaa hadda la caddeyn sababta keentay in diyaaradan ay dhacdo. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-08T09:54:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"589\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/\",\"name\":\"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-08T09:54:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg\",\"width\":800,\"height\":589},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon","og_description":"Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la socday diyaaradaasi dhacday. Diyaarada dhacday oo nuueedu yahay CH-53E Super ayaa dul mareysay xilliga ay dhaceysay buuro ay baraf dabooleen, waxaana ilaa hadda la caddeyn sababta keentay in diyaaradan ay dhacdo. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-08T09:54:29+00:00","og_image":[{"width":800,"height":589,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/","name":"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg","datePublished":"2024-02-08T09:54:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/AH-64D_Apache_Longbow.jpeg","width":800,"height":589},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-milatariga-mareykanka-leeyahay-oo-dhacday-iyo-askartii-saarneed-oo-la-layahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii saarneed oo la layahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179666"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179668,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179666\/revisions\/179668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}