{"id":179669,"date":"2024-02-08T13:03:15","date_gmt":"2024-02-08T10:03:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179669"},"modified":"2024-02-08T13:03:15","modified_gmt":"2024-02-08T10:03:15","slug":"abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/","title":{"rendered":"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179670\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo muddo saddex bilood ah la weysanaa, ayaa markii ugu horraysay caawa kasoo muuqday warbaahinta Alfurqaan ee ay leeyihiin kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Wareysi lala yeeshay oo muddo hal saac ah soconayay, ayuu ku sheegay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Alshabaab, isagoo caddeeyay inuu muddo dheer niyada ku hayay oo ku qancay afkaaraha kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Abwaan Nageeye Cali Khaliif, waxa uu sheegay in kooxda Alshabaab uu afkaarkooda aaminsanaa tan iyo sannadkii 2017-dii oo ahayd markii uu kasoo wareegay Somaliland ee uu yimid magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wareysiga waxa uu ku sheegay, inta uusan ku biirin Alshabab, inuu ahaa mid la dhacsan hannaanka ay kooxdu ku shaqeyso.<\/p>\n<p>Waxa uu si cad u taageeray dagaallada ay Alshabaab kula jirto dowladda Soomaaliya iyo xulafooda caalamiga ah.<\/p>\n<p>Wuxuu weerar afka ah ku qaaday masuuliyiinta Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay kuwa u shaqeeya danaha reer Galbeedka. Wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in Alshabaab ay qabsan doonto guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Nageeya ayaa kamid ah barayaasha jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, isagoo madax ka ahaa qeybta culuumta saxaafadda.<\/p>\n<p>Waxaa uu ahaa Abwaan caan ku ahaa gabayada marxaladaha taagan. Isagoo tiriyay gabayo ay ka dhex muuqatay afkaartiisa Alshabaabnimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo muddo saddex bilood ah la weysanaa, ayaa markii ugu horraysay caawa kasoo muuqday warbaahinta Alfurqaan ee ay leeyihiin kooxda Alshabaab. Wareysi lala yeeshay oo muddo hal saac ah soconayay, ayuu ku sheegay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Alshabaab, isagoo caddeeyay inuu muddo dheer niyada ku hayay oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo muddo saddex bilood ah la weysanaa, ayaa markii ugu horraysay caawa kasoo muuqday warbaahinta Alfurqaan ee ay leeyihiin kooxda Alshabaab. Wareysi lala yeeshay oo muddo hal saac ah soconayay, ayuu ku sheegay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Alshabaab, isagoo caddeeyay inuu muddo dheer niyada ku hayay oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-08T10:03:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/\",\"name\":\"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-08T10:03:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg\",\"width\":660,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon","og_description":"Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo muddo saddex bilood ah la weysanaa, ayaa markii ugu horraysay caawa kasoo muuqday warbaahinta Alfurqaan ee ay leeyihiin kooxda Alshabaab. Wareysi lala yeeshay oo muddo hal saac ah soconayay, ayuu ku sheegay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Alshabaab, isagoo caddeeyay inuu muddo dheer niyada ku hayay oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-08T10:03:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/","name":"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg","datePublished":"2024-02-08T10:03:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202427638429169333865678.jpeg","width":660,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-nageeye-khaliif-oo-caddeeyay-inuu-ku-biiray-alshabaabvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abwaan Nageeye Khaliif oo caddeeyay inuu ku biiray Alshabaab+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179669"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179671,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179669\/revisions\/179671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179670"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}