{"id":179730,"date":"2024-02-11T12:39:24","date_gmt":"2024-02-11T09:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179730"},"modified":"2024-02-12T14:42:17","modified_gmt":"2024-02-12T11:42:17","slug":"kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/","title":{"rendered":"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Goordan, taas oo lagu laayay saraakiil sar sare oo isugu jiro Soomaali, Imaaraad iyo Baxrayn, sida la xaqiijiyay.<\/p>\n<p>Weerarka toogashada ah ayaa waxaa fuliyaya askari ka mid ahaa ciidamadii loo xil-saaray ilaalada amniga xerada, kaas oo kaligiis qaatay go\u2019aan uu ku laayey saraakiil iyo askar ku jirtay masjidka xerada oo salaadii maqrib ay ku tukadeen, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Saraakiisha ku dhintay waxa kamid ahaa Maxamed Mubaarak oo ahaa sarkaalkii ugu sarreeyay Imaaraadka ee haystay amniga iyo tababarada ciiidanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Haddaba waa kuma askariga fuliyay weerarka ka dhacay xerada Jeneraal Goordan?<\/strong><\/p>\n<p>Magaca askariga ayaa waxaa lagu sheegay Xasan Maxamed, kaas oo deegaan ahaan kasoo jeedo Koonfur Galbeed, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/p>\n<p>Xasan ayaa lagu soo warramayaa in 2021-kii uu kasoo goostay kooxda Al-Shabaab, oo iyadu sheegatay mas\u2019uuliyadda toogashada, kadibna uu mar dambe ku biiray ciiidamada cusub oo uu tababarayo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya cidda qortay askarigan iyo qofka geeyay xerada ee damaanadda ka noqday, warar ayaa sheegaya inuu damaanadda ku qoran yahay wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxame Nuur (Jaamac).<\/p>\n<p>\u201cXasan Maxamed oo ah ninka weerarkii xalay fuliyay waxaa laga soo qoray degmada Xudur ee gobolka Bakool, dhawaan ayuu tabbobar ka soo laabtay\u201d<\/p>\n<p>Warar kale oo madax bannaan ayaa sheegaya in damaanadda askarigan uu ku qoran yahay xildhibaan Cabdulqaadir Cumar Macallin oo baarlamaanka kasoo galay dhanka NISA.<\/p>\n<p>Lama oga sida ay arrintaan ku suuragashay, maadaama la laayay saraakiil muhiim ah oo isugu jiray Soomaali iyo Imaaraad, waxaase baaritaan deg-deg ah faray madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Goordan, taas oo lagu laayay saraakiil sar sare oo isugu jiro Soomaali, Imaaraad iyo Baxrayn, sida la xaqiijiyay. Weerarka toogashada ah ayaa waxaa fuliyaya askari ka mid ahaa ciidamadii loo xil-saaray ilaalada amniga xerada, kaas oo kaligiis qaatay go\u2019aan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Goordan, taas oo lagu laayay saraakiil sar sare oo isugu jiro Soomaali, Imaaraad iyo Baxrayn, sida la xaqiijiyay. Weerarka toogashada ah ayaa waxaa fuliyaya askari ka mid ahaa ciidamadii loo xil-saaray ilaalada amniga xerada, kaas oo kaligiis qaatay go\u2019aan uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-11T09:39:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-12T11:42:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/\",\"name\":\"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-11T09:39:24+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-12T11:42:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon","og_description":"Waxaa weli isa soo taraya macluumaadka laga helayo toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Goordan, taas oo lagu laayay saraakiil sar sare oo isugu jiro Soomaali, Imaaraad iyo Baxrayn, sida la xaqiijiyay. Weerarka toogashada ah ayaa waxaa fuliyaya askari ka mid ahaa ciidamadii loo xil-saaray ilaalada amniga xerada, kaas oo kaligiis qaatay go\u2019aan uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-11T09:39:24+00:00","article_modified_time":"2024-02-12T11:42:17+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/","name":"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg","datePublished":"2024-02-11T09:39:24+00:00","dateModified":"2024-02-12T11:42:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/3333.jpeg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kumuu-ahaa-askarigii-fuliyay-weerarkii-xerada-jeneraal-goordan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kumuu ahaa askarigii fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179730"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179732,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179730\/revisions\/179732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179731"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}