{"id":179761,"date":"2024-02-12T20:47:19","date_gmt":"2024-02-12T17:47:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179761"},"modified":"2024-02-12T20:47:19","modified_gmt":"2024-02-12T17:47:19","slug":"macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/","title":{"rendered":"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179763\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin Iskuul oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maclow Abiikar.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maclow ayaa Macalin ka ahaa Iskuulka Siidii ee ku yalaa degmada Wadajir, waxaana la sheegay in loo dilay gabar ardayad ah uu canaantay darteed, waxana ku eedeysan dilka gabarta uu canaantay walaalkeed oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Maxuud oo dilka u adeegsaday Tooreey.<\/p>\n<p>Maamulaha Iskuulka Siidii ee degmada Wadajir Cali Maxamed Xayle oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Macallinka la dilay uu gabadhada ardayada aheyd uu buug madaxa kaga dhuffay isago oo canaananaya, islamarkaana gabadha ay intaasi ka carootay oo ay u sheegtay walaalkeed.<\/p>\n<p>\u201cMacallinka ayuu ag tagay isaga oo aan la hadlin haraanti ayuu ku dhuftay, markii uu istaagay macallinka, Naaska bidixda ayuu Tooray ka galiyay oo ah wadnaha dhankiisa\u201d ayuu yiri maamulaha Iskuulka Siidii Cali Maxamed Xeyle.<\/p>\n<p>Eedeysanaha geystay dilka Macalinka ayaa la si deg deg ah uga baxsaday goobta, waxaana halkaasi dilka kadib gaaray askar ka tirsan ciidanka amaanka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, hayeeshee uma suurta galin iney gacanta kusoo dhigaan eedeysanaha.<\/p>\n<p>Muqdisho waxaa kusoo badanaayay maalmahii ugu dambeeyay dilalka aragagaxa leh, waxaana sidaan oo kale laba Wiil iyo Hooyadood laba laamin ka hor ay Toorey ku dileen ninkii qabay Hooyadood oo ayagana Adeer u ahaa, kuwaas oo ay baadi goobayaan ciidamada amaanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frtnsoomaalitv%2Fvideos%2F921224729644730%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin Iskuul oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maclow Abiikar. Cabdiraxmaan Maclow ayaa Macalin ka ahaa Iskuulka Siidii ee ku yalaa degmada Wadajir, waxaana la sheegay in loo dilay gabar ardayad ah uu canaantay darteed, waxana ku eedeysan dilka gabarta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin Iskuul oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maclow Abiikar. Cabdiraxmaan Maclow ayaa Macalin ka ahaa Iskuulka Siidii ee ku yalaa degmada Wadajir, waxaana la sheegay in loo dilay gabar ardayad ah uu canaantay darteed, waxana ku eedeysan dilka gabarta uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-12T17:47:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/\",\"name\":\"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-12T17:47:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin Iskuul oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maclow Abiikar. Cabdiraxmaan Maclow ayaa Macalin ka ahaa Iskuulka Siidii ee ku yalaa degmada Wadajir, waxaana la sheegay in loo dilay gabar ardayad ah uu canaantay darteed, waxana ku eedeysan dilka gabarta uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-12T17:47:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/","name":"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg","datePublished":"2024-02-12T17:47:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024212638433282339076368.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-iskuul-oo-maanta-loo-dilay-arday-uu-canaantay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179761"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179764,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179761\/revisions\/179764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179763"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}