{"id":179780,"date":"2024-02-13T16:01:45","date_gmt":"2024-02-13T13:01:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179780"},"modified":"2024-02-13T16:01:45","modified_gmt":"2024-02-13T13:01:45","slug":"aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/","title":{"rendered":"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179781\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin caddaalad helidda gabadhooda oo loo haysto inuu gubay Saygeeda.<\/p>\n<p>Aabbaha marxuumadda ayaa sheegay in eedeysanaha gubay gabadhiisa la doonayo la difaaco oo aan caddaaladda la horkeenin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in maydka gabadhiisa ay weli ku jirto tallaagad, uuna aasayo illaa iyo inta ay caddaalad ka helayso gabadhiisa.<\/p>\n<p>Aabbe Cabdicasiis wuxuu sheegay inuu ka dalbanayo dowladda Soomaaliya in eedaysanaha sharciga loo horkeeno, si ay meesha uga baxdo tuhunka ay ka qabaan in eedeysanaha xabsiga lagu hayo kadibna lasii daayo.<\/p>\n<p>Cabdicasiis waxa uu sheegay in haba yaraatee aysan dhicidoonin inuu wadahadal ama diyo ka qaato dilka gabadhiisa.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga shaki ayaa na galay, hay\u2019adihii shalay soo qabtay in lagu haysto oo la rabo in lasii daayo eedeysanaha ayaa nasoo gaartay, waxaan madaxweynaha ka rabnaa isagaa dalkaan imaam u ah, inuu caddaaladda keeno ninkaas,\u201d sidaasi waxaa yiri qoyska marxuumadda.<\/p>\n<p>Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo ahaa seyga marxuumadda ayaa lagu eedeeyay inuu xaaskiisa Luul Cabdicasiis gubay, kadibna uu baxsaday. Hay\u2019adaha amniga ayaa kasoo qabtay Koonfurta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Weli caddaaladda lama horkeenin tan iyo markii eedeysanaha dib loogusoo celiyay magaalada Muqdisho dhowr cishe kahor.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Aabe Cabdicasiis &quot;Meydka Gabadheyda Firinjeer ayuu ku jiraa, ninkii Cadaabayna qol Mukeyf leh..''.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ohFDDNqjnu0\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin caddaalad helidda gabadhooda oo loo haysto inuu gubay Saygeeda. Aabbaha marxuumadda ayaa sheegay in eedeysanaha gubay gabadhiisa la doonayo la difaaco oo aan caddaaladda la horkeenin. Wuxuu sheegay in maydka gabadhiisa ay weli ku jirto tallaagad, uuna aasayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin caddaalad helidda gabadhooda oo loo haysto inuu gubay Saygeeda. Aabbaha marxuumadda ayaa sheegay in eedeysanaha gubay gabadhiisa la doonayo la difaaco oo aan caddaaladda la horkeenin. Wuxuu sheegay in maydka gabadhiisa ay weli ku jirto tallaagad, uuna aasayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-13T13:01:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/\",\"name\":\"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-13T13:01:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg\",\"width\":660,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon","og_description":"Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin caddaalad helidda gabadhooda oo loo haysto inuu gubay Saygeeda. Aabbaha marxuumadda ayaa sheegay in eedeysanaha gubay gabadhiisa la doonayo la difaaco oo aan caddaaladda la horkeenin. Wuxuu sheegay in maydka gabadhiisa ay weli ku jirto tallaagad, uuna aasayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-13T13:01:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/","name":"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg","datePublished":"2024-02-13T13:01:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024213638434045413529816.jpeg","width":660,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabaha-marxuumad-luul-cabdicasiis-oo-sheegay-in-aysan-gabadhooda-caddaalad-helin-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aabaha marxuumad Luul Cabdicasiis oo sheegay in aysan gabadhooda caddaalad helin +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179780"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179782,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179780\/revisions\/179782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179781"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}