{"id":179814,"date":"2024-02-15T11:55:18","date_gmt":"2024-02-15T08:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179814"},"modified":"2024-02-15T11:55:18","modified_gmt":"2024-02-15T08:55:18","slug":"baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo  uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179815\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda wax ka badalka lagu sameenayo Dastuurka KMG.<\/p>\n<p>Farmaajo iyo Shariif ayaana qoraal wadajir ah ay dhawaan soo saareen ku shaaciyay in madaxweyne Xasan Sheekh ka diiday in uu dib u dhigo ka doodista wax ka badalka Dastuurka uuna tago shirka fidsan magaalada Garawe.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo ah xildhibaano aan looga baahneyn warqado ay soo saaraan , balse laga rabo in ay baarlamaanka yimaadaan kana dhiibtaan aragtidooda.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo iyo Shariif waa xildhibaano, waxaa la rabaa inay yimaadaan Baarlamaanka oo ay aragtidooda wax ka badalka Dastuurka ka dhibtaan ee ma ahan inay bannaanka warqado kasoo tuuraan\u201d ayuu yiri yiri Xildhibaan Xusul.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in talada ay soo jeediyeen labada madaxweyne hore ay u egtahay mid qasab ah oon la qaadan karin, waxa uuna ugu baaqay labada madaxweyne hore in waxii aragtidooda ah horkeenaan baarlamaanka ay katirsan yihiin.<\/p>\n<p>Baarlamaanka labada aqal ayaa hadda bilaabay ka doodista wax ka badalka Dastuurka KMG ee dalka u yaalla, waxaana tallaabadan baarlamaanka wadaan kasoo horjeeda qaar kamid ah siyaasiyiinta waa weyn ee mucaaradka iyo maamulka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda wax ka badalka lagu sameenayo Dastuurka KMG. Farmaajo iyo Shariif ayaana qoraal wadajir ah ay dhawaan soo saareen ku shaaciyay in madaxweyne Xasan Sheekh ka diiday in uu dib u dhigo ka doodista wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda wax ka badalka lagu sameenayo Dastuurka KMG. Farmaajo iyo Shariif ayaana qoraal wadajir ah ay dhawaan soo saareen ku shaaciyay in madaxweyne Xasan Sheekh ka diiday in uu dib u dhigo ka doodista wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-15T08:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-15T08:55:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda wax ka badalka lagu sameenayo Dastuurka KMG. Farmaajo iyo Shariif ayaana qoraal wadajir ah ay dhawaan soo saareen ku shaaciyay in madaxweyne Xasan Sheekh ka diiday in uu dib u dhigo ka doodista wax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-15T08:55:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/","name":"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2024-02-15T08:55:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-uyeeray-farmaajo-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka oo uyeeray Farmaajo iyo Sheekh Shariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179814"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179816,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179814\/revisions\/179816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179815"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}