{"id":179821,"date":"2024-02-15T21:00:31","date_gmt":"2024-02-15T18:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179821"},"modified":"2024-02-15T21:00:31","modified_gmt":"2024-02-15T18:00:31","slug":"ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/","title":{"rendered":"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179639\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n.jpeg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426266042_933174571592198_1369893043989001482_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in maaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeeyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo ahayd, Luul Cabdicasiis Maxamed.<\/p>\n<p>Warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa waxaa lagu sheegay in ninkan oo ay muddo ku raad-joogeen laamaha amniga, maanta ay bilaabatay dacwaddiisa.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamad horgeeyay eedaysane Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo ku eedaysan in uu xaaskiisii oo xaamilo ah nolosha ku gubay, kaas oo muddi baxsad ka ahaa hay\u2019adaha amniga oo ku daba jiray\u201d ayaa lagu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xafiiska xeer ilaalinta ballan qaaday in la dadaji doono kiiskan, si ay cadaalad u hesho dhibane marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed.<\/p>\n<p>\u201cXafiisku wuxuu bilaabi doonaan maxkamadaynta eedaysanaha, sida ugu degdegga badan\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Shalay ayaa eedeysanaha waxaa soo wareejisay hay\u2019adda NISA oo ninkan kasoo qabatay gobollada dhexe, waxaana kadib loo gacan geliyay booliska, si loo maxkamadeeyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179822\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"829\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n.webp 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n-300x259.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n-768x663.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n-696x601.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n-486x420.webp 486w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/426437832_870479945118613_1286289253893202303_n-534x462.webp 534w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in maaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeeyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo ahayd, Luul Cabdicasiis Maxamed. Warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa waxaa lagu sheegay in ninkan oo ay muddo ku raad-joogeen laamaha amniga, maanta ay bilaabatay dacwaddiisa. \u201cXafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in maaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeeyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo ahayd, Luul Cabdicasiis Maxamed. Warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa waxaa lagu sheegay in ninkan oo ay muddo ku raad-joogeen laamaha amniga, maanta ay bilaabatay dacwaddiisa. \u201cXafiiska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-15T18:00:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1334\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1298\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/\",\"name\":\"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"datePublished\":\"2024-02-15T18:00:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png\",\"width\":1334,\"height\":1298},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in maaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir la horgeeyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo ahayd, Luul Cabdicasiis Maxamed. Warqad kasoo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa waxaa lagu sheegay in ninkan oo ay muddo ku raad-joogeen laamaha amniga, maanta ay bilaabatay dacwaddiisa. \u201cXafiiska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-15T18:00:31+00:00","og_image":[{"width":1334,"height":1298,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/","name":"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","datePublished":"2024-02-15T18:00:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-15.23.56.png","width":1334,"height":1298},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-gubay-xaaskiisa-oo-la-horgeeyay-maxkamadda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii gubay xaaskiisa oo la horgeeyay maxkamadda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179821"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179823,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179821\/revisions\/179823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179638"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}