{"id":179824,"date":"2024-02-16T12:32:47","date_gmt":"2024-02-16T09:32:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179824"},"modified":"2024-02-16T12:32:47","modified_gmt":"2024-02-16T09:32:47","slug":"midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM.<\/p>\n<p>Kursigaan oo kamida ah kuwa joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa haddey Soomaaliya qabato hayn doonta muddo xileedka 2025-2026.<\/p>\n<p>Ku-simaha wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Cali Balcad ayaa sheegay in arintaan ay tahay guul weyn, taasi oo sare u qaadeysa magaca Soomaaliya iyo doorkeeda hoggaanka adduunka iyo go\u2019aamada masiiriga ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kursigan u tartami doonta bartamaha sanadka 2024, inta lagu guda jiro kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa sidoo kale waxay sheegtay in ay diyaar u tahay inay hoggaamiyo ajendaha Afrika ee nabadda iyo amniga ee UNSC.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ka turjumeysa (tallaabada) kalsoonida Afrika ee Soomaaliya, iyo sida ay Soomaaliya diyaarka ugu tahay inay qaadato door muhiim ah oo caalami ah.\u201d<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa muddo ku siman konton sano ugu dambaysay inay qeyb ka noqoto xubnaha aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM, ayada oo haddii Soomaaliya ay ku guuleysato dalabkeedan ay markale helayso fursad ay saameyn ugu yeelan karto go\u2019aannada caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM. Kursigaan oo kamida ah kuwa joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa haddey Soomaaliya qabato [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM. Kursigaan oo kamida ah kuwa joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa haddey Soomaaliya qabato [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-16T09:32:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/\",\"name\":\"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-16T09:32:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM. Kursigaan oo kamida ah kuwa joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa haddey Soomaaliya qabato [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-16T09:32:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","name":"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","datePublished":"2024-02-16T09:32:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-taageeray-musharaxnimada-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika oo taageeray musharaxnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179824"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179826,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179824\/revisions\/179826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}