{"id":179830,"date":"2024-02-17T11:52:48","date_gmt":"2024-02-17T08:52:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179830"},"modified":"2024-02-17T11:52:48","modified_gmt":"2024-02-17T08:52:48","slug":"ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/","title":{"rendered":"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png 659w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44-300x219.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44-577x420.png 577w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44-324x235.png 324w\" sizes=\"(max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku soo daabusho ciidamo shisheeye oo badalaya kuwa ATMIS ee waqtigoodu sii dhamaanayo dhamaadka sanadkan, sida uu sheegay Xuseen Sheekh Cali oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Xuseen Sheikh Cali ayaa sheegay in wada xaajoodyada ku saabsan qaabka iyo halka ay ka imaanayaan ciidamadan ay socdaan, iyadoo laga yaabo inay qeyb ka ahaadaan ciidamadii hore ee ATMIS.<\/p>\n<p>Ciidamadan imaan doona ayaa howshoodu noqon doontaa in ay ilaaliyaan goobaha muhiimka ah ee ku yaalla caasimadda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, ciiidamadan kama qeyb qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada la qorsheeyay oo tiradooda lagu sheegay 3,000 ilaa 8,000 oo askari, ayaa la filayaa inay ka howlgalaan Soomaaliya muddo 12 bilood ah, iyadoo lagu saleynayo xaaladda ammaan ee dalka.<\/p>\n<p>La taliyaha amniga qaranka waxa uu iftiimiyay sida ay lagama maarmaanka u tahay in ciidamadan ay ilaaliyaan kaabayaasha muhiimka ah, sida garoomada diyaaradaha.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in laga yaabo in ay ku shaqeeyaan magaca Midowga Afrika, inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin imaanshahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku soo daabusho ciidamo shisheeye oo badalaya kuwa ATMIS ee waqtigoodu sii dhamaanayo dhamaadka sanadkan, sida uu sheegay Xuseen Sheekh Cali oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka. Xuseen Sheikh Cali ayaa sheegay in wada xaajoodyada ku saabsan qaabka iyo halka ay ka imaanayaan ciidamadan ay socdaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku soo daabusho ciidamo shisheeye oo badalaya kuwa ATMIS ee waqtigoodu sii dhamaanayo dhamaadka sanadkan, sida uu sheegay Xuseen Sheekh Cali oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka. Xuseen Sheikh Cali ayaa sheegay in wada xaajoodyada ku saabsan qaabka iyo halka ay ka imaanayaan ciidamadan ay socdaan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-17T08:52:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/\",\"name\":\"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png\",\"datePublished\":\"2024-02-17T08:52:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png\",\"width\":659,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku soo daabusho ciidamo shisheeye oo badalaya kuwa ATMIS ee waqtigoodu sii dhamaanayo dhamaadka sanadkan, sida uu sheegay Xuseen Sheekh Cali oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka. Xuseen Sheikh Cali ayaa sheegay in wada xaajoodyada ku saabsan qaabka iyo halka ay ka imaanayaan ciidamadan ay socdaan, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-17T08:52:48+00:00","og_image":[{"width":659,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/","name":"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png","datePublished":"2024-02-17T08:52:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/4ii4i44.png","width":659,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ajaanib-ah-oo-lagu-beddelayo-kuwa-atmis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179830"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179832,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179830\/revisions\/179832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}