{"id":179854,"date":"2024-02-17T21:57:14","date_gmt":"2024-02-17T18:57:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179854"},"modified":"2024-02-17T22:03:39","modified_gmt":"2024-02-17T19:03:39","slug":"itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg 1079w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-1068x713.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n-629x420.jpeg 629w\" sizes=\"(max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku day ay dowladda Itoobiya sameysay si ay waftiga madaxweyne Xasan Sheekh uga hor-istaagto inuu ka qeyb-galo shirka madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmay Addis-Ababa.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrmaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cTallaabadani waxay jebisay dhammaan hab-maamuuska diblomaasiyadeed iyo kan caalamiga ah, uguna sii daran\u2019e\u2019, dhammaan dhaqamada aas-aasiga ah ee Midowga Afrika.\u201d<\/p>\n<p>\u201cHab-dhaqankani waxa uu ku biirayaa liiska sii kordhaya ee falalka gurracan ee ay ku kacaysay dawladda Itoobiya muddooyinkii u dambeeyay.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maadaama Itoobiya ay marti-geliso xarunta Midowga Afrika, ay dowladdeeda iyo hoggaankeeda waajib ku yihiin inay si isku mid ah ula dhaqmaan dhammaan hoggaamiyayaasha Afrika.<\/p>\n<p>\u201cMidowga Afrika waxa uu sharaf iyo karaamo u yahay Itoobiya; si kastab, haddii ay dawladdeedu ku guul-darreysato in ay sharafta iyo mas\u2019uuliyaddaas ku ilaaliso qurxintii loo baahnaa, waxaa lagama maarmaan noqon doonto in Midowga Afrika uu dib u qiimeeyo halka ay xaruntiisu tahay,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cAnaga oo cambaareynayna ficilka aan sharciga ahayn ee Itoobiya, waxaan sidoo kale ugu baaqeynaa Midowga Afrika inay si degdeg ah u sameeyaan baaritaan lagu kalsoonaan karo oo madax-banaan oo ku saabsan falkan foosha xun iyadoo la raacayo hab-maamuuska ururka,\u201d ayey tiri dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa go\u2019aansaday inuu ka qeyb-galo shirka Midowga Afrika, inkasta oo xiisad ay kala dhaxeyso dowladda Itoobiya, si uu Midowga Afrika u horgeeyo kiiska Soomaaliya ee ka dhanka ah xukuumadda Addis-Ababa oo heshiis sharci-darro ah la gashay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku eedeeyey Itoobiya \u201cxushmad darro\u201d inay kula dhaqaaqday shir madaxeedka midowga Afrika ee hadda ka socda Addis Ababa, isagoo sheegay in saraakiisha amniga ay isku dayeen in ay u diidaan inuu galo halka shirku ka socdo. Wuxuu sheegay in markii dambe loo ogolaaday inuu galo.<\/p>\n<p>Wuxu mar kale ku celiyey madaxweynaha Soomaaliya, isagoo la hadlayey suxufiyiinta, inuu ka xun yahay in Itoobiya \u201cay isku daydo inay qiil u samayso\u201d heshiiskii ay la saxiixatay Somaliland. \u201cItoobiya waxay doonaysaa inay dhul ka qaadato Soomaaliya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray madaxweynaha Soomaaliya \u201cin wakhtigan ay saraakiil sare oo Somaliland ka socota ay diyaar garow halkaa ka wadaan,\u201d si heshiiska loo dhaqan galiyo, wuxuuna sheegay in Itoobiya ay sii murjinayso xiisadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179855\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1801\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-1068x1382.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Ethiopia-AU_page-0001-scaled-1-325x420.webp 325w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F933229491624099%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku day ay dowladda Itoobiya sameysay si ay waftiga madaxweyne Xasan Sheekh uga hor-istaagto inuu ka qeyb-galo shirka madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmay Addis-Ababa. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrmaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cTallaabadani waxay jebisay dhammaan hab-maamuuska diblomaasiyadeed iyo kan caalamiga ah, uguna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku day ay dowladda Itoobiya sameysay si ay waftiga madaxweyne Xasan Sheekh uga hor-istaagto inuu ka qeyb-galo shirka madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmay Addis-Ababa. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrmaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cTallaabadani waxay jebisay dhammaan hab-maamuuska diblomaasiyadeed iyo kan caalamiga ah, uguna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-17T18:57:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-17T19:03:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/\",\"name\":\"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-17T18:57:14+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-17T19:03:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg\",\"width\":1079,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku day ay dowladda Itoobiya sameysay si ay waftiga madaxweyne Xasan Sheekh uga hor-istaagto inuu ka qeyb-galo shirka madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmay Addis-Ababa. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrmaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cTallaabadani waxay jebisay dhammaan hab-maamuuska diblomaasiyadeed iyo kan caalamiga ah, uguna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-17T18:57:14+00:00","article_modified_time":"2024-02-17T19:03:39+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/","name":"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg","datePublished":"2024-02-17T18:57:14+00:00","dateModified":"2024-02-17T19:03:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/424728347_799527558881562_5398540013964694359_n.jpeg","width":1079,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-maanta-isku-dayday-in-madaxweyne-xasan-kahor-istaagto-shirka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo maanta isku dayday in madaxweyne Xasan kahor istaagto shirka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179854"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179857,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179854\/revisions\/179857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179856"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}