{"id":179861,"date":"2024-02-18T11:42:07","date_gmt":"2024-02-18T08:42:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179861"},"modified":"2024-02-18T11:42:07","modified_gmt":"2024-02-18T08:42:07","slug":"itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075-300x152.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeymo dowladda Soomaaliya ay usoo jeedisay oo ahaa in ay carqalad ku sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh xilli uu doonayay inuu ka qeyb galo shirka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ay soo saartay Itoobiya ayaa waxay ku adkeysatay inay si wanaagsan u soo dhaweysay madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa sheegtay inay madaxweynaha iyo waftigiisa ay diideen in la dejiyo goob ammaankeeda loo xilsaaray koox gaar ah.<\/p>\n<p>\u201cWeftiga Soomaaliya waxay diideen shaqaalihii loo xilsaaray amnigooda, waxaa intaa dheer in wafdiga Soomaaliya ay isku dayeen inay dhismaha AUC la galaan hub kaas oo ay xidheen ilaalada AUC. Itoobiya waa ka go\u2019an tahay inay xiriir saaxiibtinimo la yeelato deriskeeda,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Warbixin dheer oo ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku eedeysay Itoobiya inay hab-maamuuska dublamaasiyadda ku xad gudubtay. Dowladda Soomaaliya waxay dalbatay in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo wixii dhacay intii uu socday shirkii Addis Ababa.<\/p>\n<p>\u201cMarka la eego in Itoobiya ay martigeliso xarunta Midowga Afrika, hoggaankeeda iyo dawladdeeda waa in ay ula dhaqmaan Afrika oo dhan si siman. Martigelinta Midowga Afrika waxay sharaf iyo karaamo u tahay Itoobiya; si kastaba ha ahaatee, haddii ay dawladdeeda ku guuldareysato in la ilaaliyo sharafta iyo mas&#8217;uuliyaddan, waxaa laga yaabaa inay lagama maarmaan u tahay Midowga Afrika inay dib u qiimeeyaan goobta xarunteedu tahay.&#8221;ayay tiri Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeymo dowladda Soomaaliya ay usoo jeedisay oo ahaa in ay carqalad ku sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh xilli uu doonayay inuu ka qeyb galo shirka Midowga Afrika. War saxaafadeed ay soo saartay Itoobiya ayaa waxay ku adkeysatay inay si wanaagsan u soo dhaweysay madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa. Itoobiya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeymo dowladda Soomaaliya ay usoo jeedisay oo ahaa in ay carqalad ku sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh xilli uu doonayay inuu ka qeyb galo shirka Midowga Afrika. War saxaafadeed ay soo saartay Itoobiya ayaa waxay ku adkeysatay inay si wanaagsan u soo dhaweysay madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa. Itoobiya ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-18T08:42:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-18T08:42:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg\",\"width\":660,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeymo dowladda Soomaaliya ay usoo jeedisay oo ahaa in ay carqalad ku sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh xilli uu doonayay inuu ka qeyb galo shirka Midowga Afrika. War saxaafadeed ay soo saartay Itoobiya ayaa waxay ku adkeysatay inay si wanaagsan u soo dhaweysay madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa. Itoobiya ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-18T08:42:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":335,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/","name":"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg","datePublished":"2024-02-18T08:42:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438140049331075.jpeg","width":660,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-arin-yaableh-kasheegtay-is-hortaagii-lagusameyay-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo arin yaableh kasheegtay is hortaagii lagusameyay Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179861"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179863,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179861\/revisions\/179863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179862"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}