{"id":179864,"date":"2024-02-18T11:43:57","date_gmt":"2024-02-18T08:43:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179864"},"modified":"2024-02-18T11:45:38","modified_gmt":"2024-02-18T08:45:38","slug":"haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eedeysan iney dhawaan ku gubtay ninkeedii gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Haweeneydaan ku eedeysan iney gubtay ninkeedii ayaa magaceeda lagu sheegay Muno Awsame Xuseen, waxaana taliska uu sheegay in haweeneydaan lagu xiray Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>&#8220;Taariikh 17\/2\/2024 Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Yaaqshiid waxa ay soo qabteen haweney gubtay Ninkeeda 16\/2\/2024 baadigoob dheer kadib waxaa Gacanta lagusoo dhigay. Eedeysanada lagu magacaabo, MUNO AWSAME XUSSEN 21 jir ah, Waxaana la horgeydoonaa Maxakamadda Awooda u leh&#8221; ayaa lagu qoraalka kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Maalmahii ugu dambeeyay waxaa Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah ka dhacay dilal naxdinta leh oo ka dhex dhacay qoysaska Soomaaliyeed ee lamaanaha ah.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale wali gacanta dowladda ku jira Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo isna ku eedeysan inuu Muqdisho ku gubay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo Uur u laheyd, taasoo wali qoyskeeda aysan aasin oo ku jirta Firinjeer mudo ka badan laba todobaad, kuwaas oo dalbanaya iney Cadaalad u helaan gabadhooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eedeysan iney dhawaan ku gubtay ninkeedii gudaha magaalada Muqdisho. Haweeneydaan ku eedeysan iney gubtay ninkeedii ayaa magaceeda lagu sheegay Muno Awsame Xuseen, waxaana taliska uu sheegay in haweeneydaan lagu xiray Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. &#8220;Taariikh 17\/2\/2024 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eedeysan iney dhawaan ku gubtay ninkeedii gudaha magaalada Muqdisho. Haweeneydaan ku eedeysan iney gubtay ninkeedii ayaa magaceeda lagu sheegay Muno Awsame Xuseen, waxaana taliska uu sheegay in haweeneydaan lagu xiray Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. &#8220;Taariikh 17\/2\/2024 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-18T08:43:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-18T08:45:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-18T08:43:57+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-18T08:45:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg\",\"width\":660,\"height\":340},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eedeysan iney dhawaan ku gubtay ninkeedii gudaha magaalada Muqdisho. Haweeneydaan ku eedeysan iney gubtay ninkeedii ayaa magaceeda lagu sheegay Muno Awsame Xuseen, waxaana taliska uu sheegay in haweeneydaan lagu xiray Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. &#8220;Taariikh 17\/2\/2024 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-18T08:43:57+00:00","article_modified_time":"2024-02-18T08:45:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":340,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","name":"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg","datePublished":"2024-02-18T08:43:57+00:00","dateModified":"2024-02-18T08:45:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024218638438223447345331.jpeg","width":660,"height":340},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gubtay-ninkeedii-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney gubtay ninkeedii oo Muqdisho lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179864"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179866,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179864\/revisions\/179866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179865"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}