{"id":179874,"date":"2024-02-19T16:00:51","date_gmt":"2024-02-19T13:00:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179874"},"modified":"2024-02-19T16:00:51","modified_gmt":"2024-02-19T13:00:51","slug":"midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday xaruntooda oo ku taala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, waxaana ka mid ahaa qodobada sida gaar ah looga hadlay arrimaha gudaha Soomaaliya iyo xadgudubka ay dowladda Itoobiya ku sameysay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warsaxafadeedka kasoo baxay shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa ugu horeyn lagu bogaadiyay hoggaanka wanaagsan ee Madaxweynaha dowladda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo guulaha ay ka gaartay dowladiisa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Warmurtiyeedka lagu bogaadiyay taageerada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo saaxiibada kale ee Soomaaliya ka taageera howlgalada ka dhanka Ururka Al-sbabaab.<\/p>\n<p>Warmurtiyeedka waxaa si adag looga hadlay heshiis ku sheegii Addis Ababa ku dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland kowdii bishii Janaayo ee sanadkaan 2024, kaasoo la xariiray in Itoobiya ay hesho qeyb ka mid ah dhulka iyo Biyaha Soomaaliya, islamarkaana Somaliland ay u aqoonsaneyso dowlad ka madax banaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;AU waxay mar kale xaqiijisay inay ka go\u2019an tahay iyo inay taageerto midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax-bannaanida, dhammaan dalalka xubnaha ka ah, oo ay ku jirto Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa ugu baaqday labada dal in ay xiisadda dejiyaan oo ay wada hadal macno leh yeeshaan si arrinta xal nabadeed looga gaaro&#8221; ayaa lagu yiri warmurtiyeedka kasoo baxay Shir madaxeedka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Gabagabadii Midowga Afrika ayaa ka dalbaday dowladaha xubnaha ka ah iyo beesha Caalamka iney kordhiyaan taageerada iyo kaamlada ay siiyaan dowladda Soomaaliya, gaar ahaan sidii ciidamada Soomaaliya uga guuleysan lahayeen kooxda Al-shabaab iyo xasilinta deegaanada laga saaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday xaruntooda oo ku taala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, waxaana ka mid ahaa qodobada sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday xaruntooda oo ku taala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, waxaana ka mid ahaa qodobada sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-19T13:00:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-19T13:00:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday xaruntooda oo ku taala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, waxaana ka mid ahaa qodobada sida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-19T13:00:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/","name":"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","datePublished":"2024-02-19T13:00:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024216638436431849605936.jpeg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-markale-kahadlay-xadgudubka-itoobiya-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika oo markale kahadlay xadgudubka Itoobiya ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179874"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179875,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179874\/revisions\/179875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}