{"id":179886,"date":"2024-02-20T12:43:53","date_gmt":"2024-02-20T09:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179886"},"modified":"2024-02-20T12:43:53","modified_gmt":"2024-02-20T09:43:53","slug":"qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179887\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567-300x153.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku saabsanaa in la ixtiraamo madaxbannaanida dhuleed iyo midnimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Catriona Laing oo warbixin ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ayaa ugu baaqday dhinacyadu inay galaan wada-hadal nabadeed oo waxtar leh iyo inay ka fogaadaan ficilada sii kicin kara xiisado colaadeed ee labada dal.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo baxay ergayga Qaramada Midoobay ayaa imaanayaa iyadoo ergayga QM ee Soomaaliya, Danjire Abuukar Daahir Cusmaan uu ka dhawaajiyay walaac xooggan oo ku aaddan dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Itoobiya ay ka waddo xuduudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka danjiruhu wuxuu iftiimiyay arrimaha xasaasiga ah ee ka dhashay faragelinta Ethiopia, isagoo carrabka ku adkeeyay baahida muhiimka ah ee ixtiraamka madaxbannaanida iyo u hoggaansanaanta sharciga caalamiga ah ee dhammaan dhinacyada ay khusayso.<\/p>\n<p>Khudbadii Danjire Cusmaan uu ka jeediyay golaha ayaa hoosta ka xariiqday muhiimadda ugu weyn ee ay leedahay ilaalinta xasilloonida gobolka iyo doorka muhiimka ah ee ay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrikaba ka ciyaaraan dadaallada ka hortagga colaadaha.<\/p>\n<p>Wuxuu ku nuuxnuuxsaday sida degdega ah ee loogu baahan yahay Itoobiya inay ixtiraamto mabaadi&#8217;da midnimada dhuleed iyo deris-wanaagga, taasoo ka tarjumaysa baaq ballaaran oo ku aaddan ka-qaybgal diblomaasiyadeed iyo xallinta khilaafaadka nabadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku saabsanaa in la ixtiraamo madaxbannaanida dhuleed iyo midnimadda Soomaaliya. Catriona Laing oo warbixin ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ayaa ugu baaqday dhinacyadu inay galaan wada-hadal nabadeed oo waxtar leh iyo inay ka fogaadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku saabsanaa in la ixtiraamo madaxbannaanida dhuleed iyo midnimadda Soomaaliya. Catriona Laing oo warbixin ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ayaa ugu baaqday dhinacyadu inay galaan wada-hadal nabadeed oo waxtar leh iyo inay ka fogaadaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-20T09:43:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"337\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-20T09:43:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg\",\"width\":660,\"height\":337},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon","og_description":"Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku saabsanaa in la ixtiraamo madaxbannaanida dhuleed iyo midnimadda Soomaaliya. Catriona Laing oo warbixin ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ayaa ugu baaqday dhinacyadu inay galaan wada-hadal nabadeed oo waxtar leh iyo inay ka fogaadaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-20T09:43:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":337,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/","name":"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg","datePublished":"2024-02-20T09:43:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024220638439893045331567.jpeg","width":660,"height":337},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-ugu-baaqday-soomaaliya-iyo-ethiopia-inay-wada-hadlaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay wada hadlaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179886"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179886\/revisions\/179888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}