{"id":179892,"date":"2024-02-20T12:49:27","date_gmt":"2024-02-20T09:49:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179892"},"modified":"2024-02-20T12:49:27","modified_gmt":"2024-02-20T09:49:27","slug":"itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Somaliland ayaa bilaabay in ay carqaladeeyaan diyaaradaha caalamiga ah ee maraya hawada Soomaaliya, iyaga oo jawaab uga dhigaya duulimaadyo Itoobiya ka yimid oo dowladda Soomaaliya hawada ka celisay.<\/p>\n<p>Diyaarado dhowr ah oo marayay hawada Soomaaliya ayey kula dhaqaaqeen maamulka Somaliland falal carqaladeyn ah, waxa ayna tallaabooyinkaasi Somaliland qaaday si weyn uga carrooday hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa lagu tuhmayaa in maamulka Somaliland ka taageereyso carqaladeynta hawada Soomaaliya, waxaana jira tuhun ah in qalab laga qaaday dalka Itoobiya la geeyay Hargeysa si falalka carqaladeynta loogu adeegsado.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed xalay kasoo baxay hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in dowladdo shisheeye oo aysan magac dhabin ay Somaliland gacan ku diinayaan carqaladeynta diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201dDowladda Soomaaliya waxay dareensan tahay in carqaladeynta ay wadaan maamulka Somaliland ay ku jiraan gacmo shisheeye, si ay u fushadaan danahooda guracan. Dowladda Soomaaliya waxay ka digeysaa sii socoshada falalkan\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa ku hanjabtay haddii ay sii socdaan falal dambiyeedyada lagu carqaladeenayo diyaaradaha caalamiga ah ee isticmaala hawada Soomaaliya in ay qaadi doonto tallaabooyin adag oo ka dhan ah Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa bilaabay in ay carqaladeeyaan diyaaradaha caalamiga ah ee maraya hawada Soomaaliya, iyaga oo jawaab uga dhigaya duulimaadyo Itoobiya ka yimid oo dowladda Soomaaliya hawada ka celisay. Diyaarado dhowr ah oo marayay hawada Soomaaliya ayey kula dhaqaaqeen maamulka Somaliland falal carqaladeyn ah, waxa ayna tallaabooyinkaasi Somaliland qaaday si weyn uga carrooday hay\u2019adda Duulista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Somaliland ayaa bilaabay in ay carqaladeeyaan diyaaradaha caalamiga ah ee maraya hawada Soomaaliya, iyaga oo jawaab uga dhigaya duulimaadyo Itoobiya ka yimid oo dowladda Soomaaliya hawada ka celisay. Diyaarado dhowr ah oo marayay hawada Soomaaliya ayey kula dhaqaaqeen maamulka Somaliland falal carqaladeyn ah, waxa ayna tallaabooyinkaasi Somaliland qaaday si weyn uga carrooday hay\u2019adda Duulista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-20T09:49:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-20T09:49:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Maamulka Somaliland ayaa bilaabay in ay carqaladeeyaan diyaaradaha caalamiga ah ee maraya hawada Soomaaliya, iyaga oo jawaab uga dhigaya duulimaadyo Itoobiya ka yimid oo dowladda Soomaaliya hawada ka celisay. Diyaarado dhowr ah oo marayay hawada Soomaaliya ayey kula dhaqaaqeen maamulka Somaliland falal carqaladeyn ah, waxa ayna tallaabooyinkaasi Somaliland qaaday si weyn uga carrooday hay\u2019adda Duulista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-20T09:49:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/","name":"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","datePublished":"2024-02-20T09:49:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-somaliland-ka-taageereysa-carqaladeynta-hawada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo Somaliland ka taageereysa carqaladeynta hawada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179894,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179892\/revisions\/179894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179893"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}