{"id":179903,"date":"2024-02-21T12:38:17","date_gmt":"2024-02-21T09:38:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179903"},"modified":"2024-02-21T12:38:17","modified_gmt":"2024-02-21T09:38:17","slug":"golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo dhaxalgal u ah ummadda Soomaaliyeed \u2013 isaga oo ka hadlay ahmiyadda heshiiskani u leeyahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiskani waa mid masiiri ah oo dhaxalgal, waa go\u2019aan Soomaaliya u jeexaya waddo cusub oo aan horey u suurtoobin, waa go\u2019aan Soomaaliya ka saaraya madi-nimadii iyo walaal la\u2019aantii, waa go\u2019aan Soomaaliya u sameynaya saaxiib dhab ah oo ay caalamka ku yeelato\u201d.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xusay in heshiiskani uu soo afjarayo in baddeenna iyo waxa ku jira looga baqo argagixiso, burcad badeed, kalluumeysi sharci darro ah, sun lagu shubo, xadgudub iyo halis kaga timaadda dibedda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cHeshiiskani waxa uu dhisaya, tababarayaa, isla markaana qalabeynayaa ciidankeenna badda, si ay ula wareegaan difaaca baddeenna. Heshiiskani waxa uu kordhinayaa wax soo saarka baddeenna iyo dhaqaalaha buluugga ah\u201d.Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga isgarab taaggooda xilliyo muhiim ah oo ay Soomaaliya soo martay iyo maanta oo lagu soo xadgudbay Qarannimada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179904\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179905\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-2-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-4-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179907\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-3-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/ansixinta-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-21T09:38:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/\",\"name\":\"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp\",\"datePublished\":\"2024-02-21T09:38:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp\",\"width\":1392,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-21T09:38:17+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":928,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/","name":"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp","datePublished":"2024-02-21T09:38:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/tari-1.webp","width":1392,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-ansixiyay-heshiiska-somalia-iyo-turkiga-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiirrada oo maanta ansixiyay heshiiska Somalia iyo Turkiga +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179903"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179909,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179903\/revisions\/179909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}