{"id":179976,"date":"2024-02-26T12:23:53","date_gmt":"2024-02-26T09:23:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179976"},"modified":"2024-02-26T12:23:53","modified_gmt":"2024-02-26T09:23:53","slug":"diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179681\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG_AE26E4-E4FE31-748A9F-DD8938-36D6B1-FA6459.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG_AE26E4-E4FE31-748A9F-DD8938-36D6B1-FA6459.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG_AE26E4-E4FE31-748A9F-DD8938-36D6B1-FA6459-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland isku daygiisa ku aaddan qalqal galinta amniga diyaaradaha ku goosha hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka duulista ayaa sheegtay, sii socoshada isku dayga tallaabooyinkan, in ay keeni karaan in dowladda Soomaaliya ay ka fekerto in duulimaadyada caalamiga ah ee ka dega magaalada Hargeysa lagu qasbo inay mar hore soo maraan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay haatan u guurtay isgaarsiin cusub, taasoo meeshii ka saartay isgaarsiintii horey ay u wada isticmaali jireen Muqdisho iyo Hargeysa. waxay sheegtay in dhammaan diyaaradaha lagu amray oo ay haatan ku shaqeeyaan isgaarsiinta laga maamulo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in maamulka Somaliland haddii ay cabasho qabaan ay kala hadlaan dowladda federaalka Soomaaliya, kunasoo laabtaan miiska wada hadalka, si looga heshiiyo wixii tabasho ah ee ay qabaan.<\/p>\n<p>Wasiirku waxay caddaysay in dowladda Soomaaliya ay horey maamulka Somaliland ugu fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee ka dega Hargeysa.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, wasiirku waxay sheegtay in hawada Soomaaliya ay ku jirto gacan amni ah, iyadoo tilmaamtay in aanay jirin wax cabsi ah oo laga qabo in Somaliland ay carqadalayso habsami u socodka maamulka hawada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiir Fardowso Cigaal &quot;Talaabadii koowaad ee lagu ilaalinaayey badqabka duulimaadyada waan qaadnay&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4wXU_GpTgKc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland isku daygiisa ku aaddan qalqal galinta amniga diyaaradaha ku goosha hawada Soomaaliya. Wasiirka duulista ayaa sheegtay, sii socoshada isku dayga tallaabooyinkan, in ay keeni karaan in dowladda Soomaaliya ay ka fekerto in duulimaadyada caalamiga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland isku daygiisa ku aaddan qalqal galinta amniga diyaaradaha ku goosha hawada Soomaaliya. Wasiirka duulista ayaa sheegtay, sii socoshada isku dayga tallaabooyinkan, in ay keeni karaan in dowladda Soomaaliya ay ka fekerto in duulimaadyada caalamiga ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-26T09:23:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"309\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/\",\"name\":\"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-26T09:23:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"width\":660,\"height\":309},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon","og_description":"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland isku daygiisa ku aaddan qalqal galinta amniga diyaaradaha ku goosha hawada Soomaaliya. Wasiirka duulista ayaa sheegtay, sii socoshada isku dayga tallaabooyinkan, in ay keeni karaan in dowladda Soomaaliya ay ka fekerto in duulimaadyada caalamiga ah ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-26T09:23:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":309,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/","name":"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","datePublished":"2024-02-26T09:23:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","width":660,"height":309},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-caalamiga-ee-hargeysa-ka-dega-oo-ladoonayo-in-lagu-qasbo-inay-muqdisho-soo-maraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega oo ladoonayo in lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179976"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179978,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179976\/revisions\/179978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179977"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}