{"id":180021,"date":"2024-02-29T11:51:41","date_gmt":"2024-02-29T08:51:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180021"},"modified":"2024-02-29T11:51:41","modified_gmt":"2024-02-29T08:51:41","slug":"siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/","title":{"rendered":"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180023\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir udowlayaal.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni waxa uu dib usoo celiyay wasiirradiisii arrimaha gudaha, caddaaladda, warfaafinta iyo amniga.<\/p>\n<p>Saddex kamid ah golaha wasiirrada ayaa ah haween. waxaana loo kala magacaabay wasaaradaha haweenka, Gargaarka iyo dhallinyarada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, warar aanu helayno waxay sheegayaan in qaar kamid ah wasiiradda la magacaabay aanay ku qanacsanayn xilalka loo magacabay, lamase oga inay iska casilidoonaan.<\/p>\n<p>Halkaan ka akhriso magacyada wasiirrada.<\/p>\n<p>1.Wasiirka Caafimadka Siciid Qoorsheel.<\/p>\n<p>2.Wasiirka Beeraha Maxamed Cabdiqaadir.<\/p>\n<p>3.Wasiirka dhalinyaradda Hodan Siciid.<\/p>\n<p>4.Wasiirka Waxbarashada Fu\u2019aad Adeer.<\/p>\n<p>5.Wasiirka Caddaaladda Maxamed Cabdiwahaab.<\/p>\n<p>6.Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Siciid Juxa.<\/p>\n<p>7.wasiirka Deegaanka Maxamed Faroole.<\/p>\n<p>8.Wasiirka Ganacsiga Axmed Shire.<\/p>\n<p>9.wasaaradda Maaliyadda Maxamed Faarax.<\/p>\n<p>10.wasiika kalluumaysiga Cabdirisaaq Xagaa.<\/p>\n<p>11.Wasiirka Dekedaha Shaakir Guuleed.<\/p>\n<p>12.Wasiirka Duulista Hawada, Cabdulahi Bile.<\/p>\n<p>13.Wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid.<\/p>\n<p>14.Wasiirka Macdanta Liiban Muuse Boqor.<\/p>\n<p>15.Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha Cabdiraxmaan Sheikh Ahmed.<\/p>\n<p>16.Wasiirka Amniga -Ibraahim Xaaji Bakiin.<\/p>\n<p>17. Wasiirka Qorshaynta. Daa\u2019uud Bisinle.<\/p>\n<p>18.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad<\/p>\n<p>19.wasiirka Haweenka Maryan Axmed Cali.<\/p>\n<p>20.Wasiirka gargaarka iyo Masiibooyinka.. Ubax Cabdirashiid.<\/p>\n<p>21. Wasiirka howlaha guud: Faarax Cawad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1377789096460503%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir udowlayaal. Madaxweyne Deni waxa uu dib usoo celiyay wasiirradiisii arrimaha gudaha, caddaaladda, warfaafinta iyo amniga. Saddex kamid ah golaha wasiirrada ayaa ah haween. waxaana loo kala magacaabay wasaaradaha haweenka, Gargaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir udowlayaal. Madaxweyne Deni waxa uu dib usoo celiyay wasiirradiisii arrimaha gudaha, caddaaladda, warfaafinta iyo amniga. Saddex kamid ah golaha wasiirrada ayaa ah haween. waxaana loo kala magacaabay wasaaradaha haweenka, Gargaarka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-29T08:51:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/\",\"name\":\"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-29T08:51:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir udowlayaal. Madaxweyne Deni waxa uu dib usoo celiyay wasiirradiisii arrimaha gudaha, caddaaladda, warfaafinta iyo amniga. Saddex kamid ah golaha wasiirrada ayaa ah haween. waxaana loo kala magacaabay wasaaradaha haweenka, Gargaarka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-29T08:51:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/","name":"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg","datePublished":"2024-02-29T08:51:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447665174367206.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-magacaabay-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180021"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180024,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180021\/revisions\/180024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180023"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}