{"id":180025,"date":"2024-02-29T19:27:16","date_gmt":"2024-02-29T16:27:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180025"},"modified":"2024-02-29T19:29:19","modified_gmt":"2024-02-29T16:29:19","slug":"xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180026\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay iney tahay musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Marwo Fowsiya Yuusuf oo shir jaraa&#8217;id maanta ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in diyaar u tahay iney u tartanto xilka guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka bisha Febaraayo ee sanadka soo soocda 2025.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in qabashada xilkaan ay u tahay iyada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed faa&#8217;ido weyn, islamarkaana Soomaaliya ay u qalanto haatan iney qabato xilalka sare.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay isku dayday inay jagadan hesho 1970-meeyadii, laakiin kuma aysan guuleysan, weligeedna ma qaban, balse markaan waxaa guddoonka leh bariga, waxaana ka sharaxan annaga iyo Kenya, waxaana la jooga xiligii an qaban laheyn jagooyinka noocaan oo kale ah&#8221; ayay tiri Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa sidoo kale ka dalbatay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iney dadaal dheeraad ah ku bixiyaan sidii xilkaas ay u hanan laheyd.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F758796076217694%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay iney tahay musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika. Marwo Fowsiya Yuusuf oo shir jaraa&#8217;id maanta ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in diyaar u tahay iney u tartanto xilka guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay iney tahay musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika. Marwo Fowsiya Yuusuf oo shir jaraa&#8217;id maanta ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in diyaar u tahay iney u tartanto xilka guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-29T16:27:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-29T16:29:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/\",\"name\":\"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-29T16:27:16+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-29T16:29:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon","og_description":"Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay iney tahay musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika. Marwo Fowsiya Yuusuf oo shir jaraa&#8217;id maanta ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in diyaar u tahay iney u tartanto xilka guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-29T16:27:16+00:00","article_modified_time":"2024-02-29T16:29:19+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/","name":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg","datePublished":"2024-02-29T16:27:16+00:00","dateModified":"2024-02-29T16:29:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024229638447963028249949.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiya-yuusuf-oo-u-taagan-xilka-guddoomiyaha-uruka-midowga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo u taagan xilka guddoomiyaha Uruka Midowga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180025"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180025"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180029,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180025\/revisions\/180029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180026"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}