{"id":180037,"date":"2024-03-01T18:26:58","date_gmt":"2024-03-01T15:26:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180037"},"modified":"2024-03-01T18:26:58","modified_gmt":"2024-03-01T15:26:58","slug":"daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180038\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400-300x151.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garaadada SSC-khaatumo ayaa digniin u diray Somaliland, iyagoo sheegay in aanay mar kale ku fekerin in ay dib u xukumaan degaanada SSC.<\/p>\n<p>Garaadadu waxay sheegeen in weli madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi uu isku dayayo inuu duullaan kusoo qaado dhulka SSC, iyagoo sheegay in ay muuqato in aan wax cashar ah laga baran dhibaatadii ka dhacday Goojacadde.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah garaadada SSC, ayaa sheegay, reer SSC iyo iyo Somaliland in aysan jiridoonin wax dambe oo ay isugu yimaadaan, marka laga reebo in ay nabad ku wada noolaadaan.<\/p>\n<p>&#8220;Mardanbe Yaanan dib u maqlin \u201cWaxbaa Baalahayga Yaacay,\u201d War mar danbe heshiin maynee aynu halkeenna kala joogno.&#8221; ayuu yiri Garaad Jaamac.<\/p>\n<p>Garaadku waxa uu sheegay in warbaahinta la galiyay in nabadayn laga dhex samayn doono Somaliland iyo SSC- Khaatumo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inta ay muuqata dhibaatada Somaliland ay ka geysatay magaalada Laascaanood iyo dhibka iyaga ku gaaray Goojacadde in aysan dhici doonin heshiis dambe oo la isugu yimaado.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay dantu inay ku jirto in la is nabad galiyo oo aysan soo laaban wixii ka dhacay gobolka Sool.<\/p>\n<p>Garaadka ayaa hadalkaan ka sheegay kulan lagu taageerayay dadkii ku naafoobay colaaddii magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHalbeegsool%2Fvideos%2F1656303011566949%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaadada SSC-khaatumo ayaa digniin u diray Somaliland, iyagoo sheegay in aanay mar kale ku fekerin in ay dib u xukumaan degaanada SSC. Garaadadu waxay sheegeen in weli madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi uu isku dayayo inuu duullaan kusoo qaado dhulka SSC, iyagoo sheegay in ay muuqato in aan wax cashar ah laga baran dhibaatadii ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180038,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180037","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaadada SSC-khaatumo ayaa digniin u diray Somaliland, iyagoo sheegay in aanay mar kale ku fekerin in ay dib u xukumaan degaanada SSC. Garaadadu waxay sheegeen in weli madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi uu isku dayayo inuu duullaan kusoo qaado dhulka SSC, iyagoo sheegay in ay muuqato in aan wax cashar ah laga baran dhibaatadii ka dhacday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-01T15:26:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/\",\"name\":\"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-01T15:26:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg\",\"width\":660,\"height\":332},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon","og_description":"Garaadada SSC-khaatumo ayaa digniin u diray Somaliland, iyagoo sheegay in aanay mar kale ku fekerin in ay dib u xukumaan degaanada SSC. Garaadadu waxay sheegeen in weli madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi uu isku dayayo inuu duullaan kusoo qaado dhulka SSC, iyagoo sheegay in ay muuqato in aan wax cashar ah laga baran dhibaatadii ka dhacday [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-01T15:26:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":332,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/","name":"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg","datePublished":"2024-03-01T15:26:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448711322754400.jpeg","width":660,"height":332},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-somaliland-mar-dambe-heshiin-mayno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin mayno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180037"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180037"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180039,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180037\/revisions\/180039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180038"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}