{"id":180043,"date":"2024-03-01T18:50:04","date_gmt":"2024-03-01T15:50:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180043"},"modified":"2024-03-02T11:30:04","modified_gmt":"2024-03-02T08:30:04","slug":"odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/","title":{"rendered":"Odayaasha  deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180044\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shir usoo dhamaaday odayaasha dhaqanka iyo dadwaynaha deegaanka Lughaya ee galbeedka Somaliland ayaa lagaga soo horjeedsaday saldhiga badda ee Itoobiya la siinayo.<\/p>\n<p>Go&#8217;aamo kasoo baxay shirkan oo u socday odayaasha dhaqanka ayaa lagu sheegay in dadwaynaha deegaanku anay marnaba ogolaan doonin in ciidamada Itoobiya ay soo dagaan deegaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Badan Lughaya ee laga bixiyay saldhiga millateri inaba in anaan anagu raali ka ahayn, mulkiilayaasha Lughaya marka aanu run isku sheegayno waa kuwaa, waxa naga mamnuuc ah saldhig ciidan oo dal aan daris nahay ah waliba&#8221; Afhayeen u hadlay odayaasha ayaa sida yidhi.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in saldhiga millateri aanu anfacayn Somaliland oo dhan, siday u dhantahay, sidaas darteena anay ogolayn in saldhiga laga sameeyo xataa gobolada kale ee Somaliland.<\/p>\n<p>Qaybo kamid bulshada Somaliland ayaa kasoo horjeedsaday saldhiga badda ee lasiinayo dowlada Itoobiya, halka ay qaar kalena taageereen, Lughaya ayaa noqotay goobta ugu hadalhaynta badan kadib markii uu sarkaal Itoobiyaan ahi sheegay in ay tahay meesha laga samaynayo saldhiga.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibbada Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud oo dhawaan la hadlay warbaahinta Itoobiya, ayaa sheegay in anay waxba ka jirin wararka sheegaya in saldhiga Lughaya laga samaynayo isla markaana aan wali go&#8217;aami rasmiga ah laga gaadhin goobta uu noqonayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100090765913691%2Fvideos%2F919217713011410%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir usoo dhamaaday odayaasha dhaqanka iyo dadwaynaha deegaanka Lughaya ee galbeedka Somaliland ayaa lagaga soo horjeedsaday saldhiga badda ee Itoobiya la siinayo. Go&#8217;aamo kasoo baxay shirkan oo u socday odayaasha dhaqanka ayaa lagu sheegay in dadwaynaha deegaanku anay marnaba ogolaan doonin in ciidamada Itoobiya ay soo dagaan deegaanka. &#8220;Badan Lughaya ee laga bixiyay saldhiga millateri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir usoo dhamaaday odayaasha dhaqanka iyo dadwaynaha deegaanka Lughaya ee galbeedka Somaliland ayaa lagaga soo horjeedsaday saldhiga badda ee Itoobiya la siinayo. Go&#8217;aamo kasoo baxay shirkan oo u socday odayaasha dhaqanka ayaa lagu sheegay in dadwaynaha deegaanku anay marnaba ogolaan doonin in ciidamada Itoobiya ay soo dagaan deegaanka. &#8220;Badan Lughaya ee laga bixiyay saldhiga millateri [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-01T15:50:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-02T08:30:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/\",\"name\":\"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-01T15:50:04+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-02T08:30:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon","og_description":"Shir usoo dhamaaday odayaasha dhaqanka iyo dadwaynaha deegaanka Lughaya ee galbeedka Somaliland ayaa lagaga soo horjeedsaday saldhiga badda ee Itoobiya la siinayo. Go&#8217;aamo kasoo baxay shirkan oo u socday odayaasha dhaqanka ayaa lagu sheegay in dadwaynaha deegaanku anay marnaba ogolaan doonin in ciidamada Itoobiya ay soo dagaan deegaanka. &#8220;Badan Lughaya ee laga bixiyay saldhiga millateri [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-01T15:50:04+00:00","article_modified_time":"2024-03-02T08:30:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/","name":"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg","datePublished":"2024-03-01T15:50:04+00:00","dateModified":"2024-03-02T08:30:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202431638448764077408781.jpeg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-deegaanka-lughaya-oo-diiday-saldhiga-itoobiya-laga-siinayo-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odayaasha deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180043"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180045,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180043\/revisions\/180045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}