{"id":180059,"date":"2024-03-02T22:26:51","date_gmt":"2024-03-02T19:26:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180059"},"modified":"2024-03-02T22:27:05","modified_gmt":"2024-03-02T19:27:05","slug":"itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180060\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay xadgudubka ay Itoobiya ku hayso madax-banaanida Soomaaliya, wuxuuna mar kale ku celiyay in xadgudubka Itoobiya uu khatar ku tahay xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay Madasha Diblomaasiyadeed ee Antalya ee Turkiga ayaa wuxuu halkaas ka sheegay in Itoobiya ay isku dayeyso inay indhaha caalamka ka jeediso dhibaatooyinkeeda gudaheeda ka jira iyada oo faragelin ku sameyneysa madax banaanida dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu meesha ka saaray hadallo aan sal iyo raad toona lahayn oo ay Itoobiya ku doonayso inay ku sharciyeeyso ku xadgudubka badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu iftiimiyay aragtida Soomaaliya ee ku aaddan Badda Cas, isagoo carrabka ku adkeeyay in nabadda iyo ganacsiga caalamiga ah ay ku xiran yihiin iskaashiga iyo xasilloonida dalalka deriska la ah Badda Cas.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka hadlay dadaallada joogtada ah ee Dowladdu ay ugu jirto xoreynta deegaannada ay kooxda Alshabaab ku sugan yihiin, xoojinta dowladnimada, iyo horumarka waara.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1520658461838340%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay xadgudubka ay Itoobiya ku hayso madax-banaanida Soomaaliya, wuxuuna mar kale ku celiyay in xadgudubka Itoobiya uu khatar ku tahay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay Madasha Diblomaasiyadeed ee Antalya ee Turkiga ayaa wuxuu halkaas ka sheegay in Itoobiya ay isku dayeyso inay indhaha caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay xadgudubka ay Itoobiya ku hayso madax-banaanida Soomaaliya, wuxuuna mar kale ku celiyay in xadgudubka Itoobiya uu khatar ku tahay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay Madasha Diblomaasiyadeed ee Antalya ee Turkiga ayaa wuxuu halkaas ka sheegay in Itoobiya ay isku dayeyso inay indhaha caalamka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-02T19:26:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-02T19:27:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-02T19:26:51+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-02T19:27:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay xadgudubka ay Itoobiya ku hayso madax-banaanida Soomaaliya, wuxuuna mar kale ku celiyay in xadgudubka Itoobiya uu khatar ku tahay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay Madasha Diblomaasiyadeed ee Antalya ee Turkiga ayaa wuxuu halkaas ka sheegay in Itoobiya ay isku dayeyso inay indhaha caalamka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-02T19:26:51+00:00","article_modified_time":"2024-03-02T19:27:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/","name":"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg","datePublished":"2024-03-02T19:26:51+00:00","dateModified":"2024-03-02T19:27:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202432638449600243552933.jpeg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-waxay-isku-dayaysaa-inay-sharciyayso-xadgudubka-ka-dhanka-ah-badda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180059"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180061,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180059\/revisions\/180061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}