{"id":180071,"date":"2024-03-04T12:14:35","date_gmt":"2024-03-04T09:14:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180071"},"modified":"2024-03-04T12:14:35","modified_gmt":"2024-03-04T09:14:35","slug":"nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180072\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Kaduud.webp\" alt=\"\" width=\"733\" height=\"707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Kaduud.webp 733w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Kaduud-300x289.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Kaduud-696x671.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Kaduud-435x420.webp 435w\" sizes=\"(max-width: 733px) 100vw, 733px\" \/><\/p>\n<p>Koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidan deegaanka joogay.<\/p>\n<p>Weerarka Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Burdheere Siciid ayaa lagu dilay nabadoon dhawaan deegaankaasi lagu caleemo saaray oo lagu magacaabayay Cabdi Xasan Muxidiin iyo nin kale oo ilaalo u ahaa.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay ciidanka deegaanka ayaana iska caabiyay kooxdii weerarka kusoo qaaday, waxa ayna halkaasi ku dileen mid kamid ah raggii weerarka soo qaaday, iyaga oo sidoo kale nolosha ku qabtay labo kamid ah kooxda Al Shabaab .<\/p>\n<p>Xarunta dambi baraista CID-da ayaa saakay la geeyay meydadka nabadoonka la dilay iyo ninkii ilaalada u ahaa, waxaa sidoo kale xarunta CID-da la geeyay meydka ninkii Al Shabaab katirsanaa ee isna weerarka lagu dilay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa saakay howlgalo kawada deegaanka Burdheere Siciid ee degmada Dayniile, waxa ayna halkaasi ka raadinayaan raggii Al Shababa katirsanaa ee xalay weerarka kusoo qaaday deegaankan katirsan Dayniile.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidan deegaanka joogay. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Burdheere Siciid ayaa lagu dilay nabadoon dhawaan deegaankaasi lagu caleemo saaray oo lagu magacaabayay Cabdi Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidan deegaanka joogay. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Burdheere Siciid ayaa lagu dilay nabadoon dhawaan deegaankaasi lagu caleemo saaray oo lagu magacaabayay Cabdi Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-04T09:14:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"776\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png\",\"datePublished\":\"2024-03-04T09:14:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png\",\"width\":928,\"height\":776},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidan deegaanka joogay. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Burdheere Siciid ayaa lagu dilay nabadoon dhawaan deegaankaasi lagu caleemo saaray oo lagu magacaabayay Cabdi Xasan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-04T09:14:35+00:00","og_image":[{"width":928,"height":776,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/","name":"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png","datePublished":"2024-03-04T09:14:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-04-at-09.12.22.png","width":928,"height":776},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-xasan-muxidiin-oo-ladilay-iyo-kuwii-dilay-oo-nolosha-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabadoon Cabdi Xasan Muxidiin oo ladilay iyo kuwii dilay oo nolosha lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180071"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180074,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180071\/revisions\/180074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180073"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}