{"id":180081,"date":"2024-03-04T20:05:29","date_gmt":"2024-03-04T17:05:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180081"},"modified":"2024-03-04T20:05:29","modified_gmt":"2024-03-04T17:05:29","slug":"soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay  ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180082\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274-300x159.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku.<\/p>\n<p>Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caruusha u joogay dhammaystirka ku biiritaanka EAC, ayaa ku saxiixay magaalada Entebbe ee Uganda heshiiska ku biiritaanka EAC.<\/p>\n<p>Xafladda saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni.<\/p>\n<p>Dr. Mathuki ayaa soo dhaweeyay in Soomaaliya ay noqoto xubinta cusub ee EAC, oo ah urur goboleed ay ku midaysan yihiin 8 dal, kaas oo ujeedadiisu tahay in ay xoojiyaan iskaashiga Waddamada ay saaxiibka yihiin ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ka mid noqoshada Soomaaliya ay xoojin doonto aragtida EAC ee ku aaddan xasilloon, iyo siyaasad midaysan oo ka hanaqaada gobolka Bariga Afrika ah.<\/p>\n<p>Wuxuu ku ammaanay Soomaaliya sida ay u buuxisay shuruudaha heshiiska EAC, wuxuuna ku booriyay Soomaaliya in ay ansixiyaan oo ay dhaqangeliyaan shuruucda iyo xeerarka EAC.<\/p>\n<p>Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay ka qeyb qaadato hadafyada EAC, sida ganacsiga, kaabayaasha dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada, beeraha, nabadda iyo amniga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180083\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"783\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-300x218.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-1024x742.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-768x557.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-696x505.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-1068x774.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-579x420.webp 579w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-3-324x235.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180084\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/jabr-2-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caruusha u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caruusha u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-04T17:05:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"349\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-04T17:05:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg\",\"width\":660,\"height\":349},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon","og_description":"Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caruusha u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-04T17:05:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":349,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","name":"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg","datePublished":"2024-03-04T17:05:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202434638451363580053274.jpeg","width":660,"height":349},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-si-rasmi-u-noqotay-ururka-bulshada-bariga-afrika-eac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo si rasmi u noqotay ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180081"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180085,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180081\/revisions\/180085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}