{"id":180091,"date":"2024-03-05T12:21:43","date_gmt":"2024-03-05T09:21:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180091"},"modified":"2024-03-05T12:23:04","modified_gmt":"2024-03-05T09:23:04","slug":"maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/","title":{"rendered":"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180092\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya.<\/p>\n<p>Falalkan ayaa laga yaabo in ay saamayn ku yeeshaan hannaanka ay Itoobiya ku dooneyso in ay maal-gelin uga hesho deyn bixiyayaasha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Maamulka ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa dunida kala kulmaya waji gabax iyo dhalleeceyn isa soo tareysa oo ku aaddan xeeladaha ay ciidamadiisu ku wajahan kacdoonka dadweynaha, taasi oo keentay rabshado iyo fowdo dalka oo dhan ah.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda federaalka ayaa lagu eedeeyay dilal sharci darro ah iyo duqaymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaasi oo sababay dhimashada dad rayid ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si joogto ah ula soconaa xaaladda xuquuqda aadanaha ee Itoobiya si aan u qiimeyno haddii ay jiraan xad-gudubyo waaweyn oo saameyn ku yeelan kara taageerada Mareykanka ee kaalmada hay\u2019adaha maaliyadeed ee sida waafaqsan sharciga hay\u2019adaha maaliyadeed ee dunida,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Mareykanku waxay walaac xoogan ka qabtaa warbixinnada ku saabsan xad-gudubyada xuquuqda bini\u2019aadamka ee ka dhacaya Gobolladda Amxaarada iyo Oromia ee ay ku lug leeyihiin ciidamada Dowladda iyo kuwa kasoo horjeeda,\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Si kastaba, maamulka Abiy ayaa wajahaya culeys caalami ah oo la xiriira tallaabooyinkii u dambeeyay ee uu qaaday maamulka, xilli laga deyrinayo xaaladda bini\u2019aadannimo ee dalkaasi, oo gaartay meeshii u sareysay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya. Falalkan ayaa laga yaabo in ay saamayn ku yeeshaan hannaanka ay Itoobiya ku dooneyso in ay maal-gelin uga hesho deyn bixiyayaasha caalamiga ah. Maamulka ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa dunida kala kulmaya waji gabax iyo dhalleeceyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya. Falalkan ayaa laga yaabo in ay saamayn ku yeeshaan hannaanka ay Itoobiya ku dooneyso in ay maal-gelin uga hesho deyn bixiyayaasha caalamiga ah. Maamulka ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa dunida kala kulmaya waji gabax iyo dhalleeceyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-05T09:21:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-05T09:23:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/\",\"name\":\"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-05T09:21:43+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-05T09:23:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xad-gudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya. Falalkan ayaa laga yaabo in ay saamayn ku yeeshaan hannaanka ay Itoobiya ku dooneyso in ay maal-gelin uga hesho deyn bixiyayaasha caalamiga ah. Maamulka ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa dunida kala kulmaya waji gabax iyo dhalleeceyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-05T09:21:43+00:00","article_modified_time":"2024-03-05T09:23:04+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/","name":"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg","datePublished":"2024-03-05T09:21:43+00:00","dateModified":"2024-03-05T09:23:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Abiy-Ahmed-Ethiopia2.jpeg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-abiy-ayaa-lagu-eedeeyay-xasuuq-shacab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Abiy ayaa lagu eedeeyay Xasuuq shacab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180091"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180091"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180094,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180091\/revisions\/180094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180092"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}