{"id":180127,"date":"2024-03-07T12:24:23","date_gmt":"2024-03-07T09:24:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180127"},"modified":"2024-03-07T12:24:23","modified_gmt":"2024-03-07T09:24:23","slug":"somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/","title":{"rendered":"Somaliland  oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180128\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608-300x154.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo lagu helay in ay maandooriye ka ganacsanayeen.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka ragan oo ay dhawaan ciidamada booliisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo khamri ku samaynaya guddaha Somaliland, waxaana ku dhacay xukuno kala duwan.<\/p>\n<p>&#8220;Maxkamadu laba kamid ah midkiiba waxay ku xukuntay 8 sanno oo xadhig ciqaabeed ah, iyo ganaax lacageed oo dhan laba milyan oo Shilinka Somaliland ah oo ay bixin doonaan&#8221; Garsooraha maxkamada ayaa xukunka warbaahinta u akhriyay.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa sidookale labo kamid ah dadka xukunka lagu riday ku xukuntay midkiiba lix sanno oo xadhig ah iyo in ay bixiyaan midkiiba hal milyan oo Shilinka Somaliland ah.<\/p>\n<p>Nimankan ayaa sidookale lagu helay danbi ah in ay magacyadooda badaleen, in ay xidheen dharka Islaamka oo ay muslimiin sheegteen, iyo in ay Somaliland kusoo galeen nidaam sharci daro ah oo tahriib ah.<\/p>\n<p>Magaalada Hargaysa waxa ku sugan bulsho badan oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo qaarkood ay diimo kale haystaan lakiin ay iska dhigaan muslimiin si ay ugu dawarsadaan ama hawlo kale ugu fuliyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo lagu helay in ay maandooriye ka ganacsanayeen. Maxkamada ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka ragan oo ay dhawaan ciidamada booliisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo khamri ku samaynaya guddaha Somaliland, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180128,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo lagu helay in ay maandooriye ka ganacsanayeen. Maxkamada ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka ragan oo ay dhawaan ciidamada booliisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo khamri ku samaynaya guddaha Somaliland, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-07T09:24:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/\",\"name\":\"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-07T09:24:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon","og_description":"Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo lagu helay in ay maandooriye ka ganacsanayeen. Maxkamada ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka ragan oo ay dhawaan ciidamada booliisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo khamri ku samaynaya guddaha Somaliland, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-07T09:24:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/","name":"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg","datePublished":"2024-03-07T09:24:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202437638453817093009608.jpeg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xukun-ku-riday-4-nin-oo-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo xukun ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180127"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180127"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180129,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180127\/revisions\/180129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180128"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}