{"id":180144,"date":"2024-03-08T12:06:16","date_gmt":"2024-03-08T09:06:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180144"},"modified":"2024-03-08T12:11:05","modified_gmt":"2024-03-08T09:11:05","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215-300x154.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Soomaaliya looga baarayo shidaal bad iyo biriba, kaasoo qeyb ka ah oo daba socda heshiiskii dhawaan ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga ee ahaa iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>\u201cAniga iyo dhiggeyga dalka Turkiga Mudane Alparsalan Bayraktar waxaan maanta kala saxiixanay heshiis dowladeed laba geesood ah oo ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah ee dhaliya ilaha tamarta cayriin, Tani waa munaasabad muhiim u ah labadeenna dal, waxaana si gaar ah dalka Turkiga uga mahadcelinaynaa taageeradooda ku aaddan xoojinta iyo xawaareynta wax soo saarka dhanka Hydrocarbons-ka ee Soomaaliya&#8221; ayuu yiri Wasiir Cabdirisaaq Cumar.<\/p>\n<p>Bishii lasoo dhaafay sideedeedii ayay aheyd markii Soomaaliya Turkiga ay kala saxiideen heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha, kaasoo ay meel mariyeen golayaasha dowlada ugu dambeyna uu saxiixay madaxweynaha dowladda Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdirisaaq Cumar ayaa Heshiiskaan ku tilmaamay mid taariiqi ah oo wax badan oo faa&#8217;ido ah usoo kordhin doona Soomaaliya, waxaana xusid mudan in dalka Turkiga uu ka mid ah dalalka Soomaaliya sida weyn uga taageera dowladda Soomaaliya dhinaca horumarka iyo dowlad dhiska.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180147\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"907\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-300x195.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-1024x667.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-768x500.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-696x454.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-1068x696.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GIEKgPUW0AA5NLE-645x420.webp 645w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180148\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1032\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-300x222.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-1024x759.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-768x569.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-696x516.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-1068x792.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-567x420.webp 567w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAVXIAAvIol-80x60.webp 80w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180149\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"890\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-300x192.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-1024x655.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-768x491.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-696x445.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-1068x683.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAUXgAAJiFi-657x420.webp 657w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-300x185.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-1024x631.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-768x473.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-696x429.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-1068x658.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-681x420.webp 681w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GH7fIAfWAAADBG4-356x220.webp 356w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Labada Wasiir ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Soomaaliya looga baarayo shidaal bad iyo biriba, kaasoo qeyb ka ah oo daba socda heshiiskii dhawaan ay wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Labada Wasiir ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Soomaaliya looga baarayo shidaal bad iyo biriba, kaasoo qeyb ka ah oo daba socda heshiiskii dhawaan ay wada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-08T09:06:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-08T09:11:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/\",\"name\":\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-08T09:06:16+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-08T09:11:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Labada Wasiir ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Soomaaliya looga baarayo shidaal bad iyo biriba, kaasoo qeyb ka ah oo daba socda heshiiskii dhawaan ay wada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-08T09:06:16+00:00","article_modified_time":"2024-03-08T09:11:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/","name":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg","datePublished":"2024-03-08T09:06:16+00:00","dateModified":"2024-03-08T09:11:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/202438638454535095143215.jpeg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-shidaal-qodis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal qodis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180144"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180144"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180152,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180144\/revisions\/180152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}