{"id":180156,"date":"2024-03-08T18:42:58","date_gmt":"2024-03-08T15:42:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180156"},"modified":"2024-03-08T18:42:58","modified_gmt":"2024-03-08T15:42:58","slug":"abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-180157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg\" alt=\"\" width=\"513\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg 272w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-218x150.jpeg 218w\" sizes=\"(max-width: 513px) 100vw, 513px\" \/><\/p>\n<p>Itoobiya ayaa ka fakareysa inay ka laabato qorshaha ay ku aqoonsan laheyd Somaliland kadib markii ay la kulantay cadaadis caalami ah oo lagu saarayo inay qaboojiso xiisadda ka dhalatay hindisahan, ilo-wareedyo ayaa sidaas u sheegay warbaahinta Bloomberg ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Bishii Janaayo, Itoobiya ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland, si ay u noqoto dalkii ugu horreeyey ee aqoonsada gobolka ku yaalla waqooyiga Soomaaliya, ayada oo ku beddelaneysa in la siiyo bad ay ka sameysato dekad iyo saldhig ciidan badeed.<\/p>\n<p>Heshiiska is-afgarad ayaa caro xooggan ka dhaliyey dalalka deriska ah, ayada oo Soomaaliya ay wacad ku martay \u201cinay difaaci doonto madax-banaanideeda dhuleed\u201d halka Masar iyo dalal kale ay ku baaqeen feejignaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wada-hadallo dhowaan ka dhacay Nairobi oo uu la yeeshay madaxweynaha Kenya William Ruto, ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa muujiyey inuu diyaar u yahay \u201cinuu dib uga laabto\u201d qeybaha muranka dhaliyey ee heshiiska, si uu soo celiyo xiriirka Soomaaliya, sida ay sheegeen dad xog-ogaal ah oo codsaday inaan la magacaabin.<\/p>\n<p>Saraakiisha Itoobiya ayaa si qarsoodi ah ugu sheegay saraakiil ajnabi ah in dalka uu diyaar u yahay \u201cinuu meesha ka saaro aqoonsiga Somaliland, sida ay sheegeen shan diblomaasi shisheeye oo lagu wargeliyey mowqifka Addis-Ababa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ruto ayaa sidoo kale arritan kusoo qaaday kulan uu la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo isna booqanayey Kenya xilligii uu ku sugnaa Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Inkasta oo Itoobiya aysan weli si rasmi ah uga bixin heshiiska Somaliland, ayada oo Abiy weli uu aad u doonayo bad, deeq bixiyayaasha caalamiga ah ayaa ka digay inuu colaad ka hurin karo gobolkan aan xasilooneyn.<\/p>\n<p>Mareykanka iyo Qaramada Midoobe ayaa sidoo kale ka digay in tani ay u ogolaan karto Al-Shabaab inay uga faa\u2019iideysato inay qorato dagaal-yahano cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ma cadda tallaabada ay qaadi doonto Somaliland haddii Abiy uusan diyaar u aheyn aqoonsi, ayada oo Somaliland ay taas shuruud uga dhigtay fulinta heshiiska.<\/p>\n<p>Heshiiska is-afgaradka oo la saxiixay 1-dii Janaayo 2024, ayaa qorshuhu ahaa in lagu fuliyo bil gudaheed, waxaana hadda socota bishii saddexaad, taasi oo muujineysa inuu jiro cago jiid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Itoobiya ayaa ka fakareysa inay ka laabato qorshaha ay ku aqoonsan laheyd Somaliland kadib markii ay la kulantay cadaadis caalami ah oo lagu saarayo inay qaboojiso xiisadda ka dhalatay hindisahan, ilo-wareedyo ayaa sidaas u sheegay warbaahinta Bloomberg ee Mareykanka. Bishii Janaayo, Itoobiya ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland, si ay u noqoto dalkii ugu horreeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Itoobiya ayaa ka fakareysa inay ka laabato qorshaha ay ku aqoonsan laheyd Somaliland kadib markii ay la kulantay cadaadis caalami ah oo lagu saarayo inay qaboojiso xiisadda ka dhalatay hindisahan, ilo-wareedyo ayaa sidaas u sheegay warbaahinta Bloomberg ee Mareykanka. Bishii Janaayo, Itoobiya ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland, si ay u noqoto dalkii ugu horreeyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-08T15:42:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"272\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"186\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/\",\"name\":\"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-08T15:42:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg\",\"width\":272,\"height\":186},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon","og_description":"Itoobiya ayaa ka fakareysa inay ka laabato qorshaha ay ku aqoonsan laheyd Somaliland kadib markii ay la kulantay cadaadis caalami ah oo lagu saarayo inay qaboojiso xiisadda ka dhalatay hindisahan, ilo-wareedyo ayaa sidaas u sheegay warbaahinta Bloomberg ee Mareykanka. Bishii Janaayo, Itoobiya ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland, si ay u noqoto dalkii ugu horreeyey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-08T15:42:58+00:00","og_image":[{"width":272,"height":186,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/","name":"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg","datePublished":"2024-03-08T15:42:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.jpeg","width":272,"height":186},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-ka-laabanaya-heshiiskii-uu-lagalay-muuse-biixi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy oo ka laabanaya heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180156"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180158,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180156\/revisions\/180158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180157"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}