{"id":180171,"date":"2024-03-09T12:48:48","date_gmt":"2024-03-09T09:48:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180171"},"modified":"2024-03-09T12:48:48","modified_gmt":"2024-03-09T09:48:48","slug":"wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970-300x140.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Maxaed Cigaal, kadib markii ay fadeexad ka dhalatay lacag sagaal dollar si sifo sharci darro ah loogu rogay shacabka.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay dhammaan xildhibaanad kulankan oo berri dhacaya, isla markaana su\u2019aallo looga wayediin doono dhacdadaasi Wasiir Fardowso Maxamed Cigaal.<\/p>\n<p>\u201cU yeerid iyo hor imaasho Golaha guud ee Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda JFS iyo jawaabidda su\u2019aallo ordaaheedyo sida uu qabo qodobka 69\/2 ee dastuurka KMG iyo qodobada Xeer hoosaadka 53\/1, 63.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa saameyn ku yeelatay duulimaadyada gudaha (Local) ee garoonkaAadan Cadde, iyada oo shacab fara badan ku xanibmeen garoonka qeybta Local-ka.<\/p>\n<p>Muranka ugu weyn ayaa u dhaxeeyay wasaaradda gaadiidka iyo shirkaddaha diyaaradaha oo ku saabsan in lacagaha xogta rakaabka lagu kordhiyo qiimaha Ticket-ka iyo in aan lagu kordhin, ayada oo xogta dadka dhoofaya loo dhiibayo shirkad gaar ah, taasi oo iyaduna aad uga soo horjeeda nidaamka amniga iyo kalsoonida dadka dhoofaya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Arrintan ayaa ka dambeysay markii shirkad lagu magacaabo Hornlink la soo kordhiyay, taasi oo nidaam cusub oo ay leedahay lagu shubayo xogta muwaadiniinta ka dhoofeysa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkaddan oo ganacsato leeyihiin ayay wasaaradda gaadiidka qandaraas ku siisay inay uruuriso xogta rakaabka raacaya diyaaradaha, taasi oo lacag dheeraad ah kusoo dalacday rakaabka.<\/p>\n<p>Intaasi kadib ra\u2019iisul wasaaraha ayaa deg-deg arriintan usoo farogeliya, isaga oo booqday gudaha garoonka, kadibna amray in la joojiyo qaadista lacagahaasi muranka keenay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ra\u2019iisul wasaaruhu intaasku ku daray in dowladdu ay ka xuntahay dib u dhaca iyo culeyska ku yimid safaradooda, isaga oo ballanqaaday in arrintan oo kale aanay dib u soo laaban doonin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180172\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd.webp\" alt=\"\" width=\"754\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd.webp 754w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd-300x226.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd-696x524.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd-558x420.webp 558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/6ffb2b4d-191c-4649-861c-9664c7f0a5dd-80x60.webp 80w\" sizes=\"(max-width: 754px) 100vw, 754px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Maxaed Cigaal, kadib markii ay fadeexad ka dhalatay lacag sagaal dollar si sifo sharci darro ah loogu rogay shacabka. Qoraal kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay dhammaan xildhibaanad kulankan oo berri dhacaya, isla markaana su\u2019aallo looga wayediin doono dhacdadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Maxaed Cigaal, kadib markii ay fadeexad ka dhalatay lacag sagaal dollar si sifo sharci darro ah loogu rogay shacabka. Qoraal kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay dhammaan xildhibaanad kulankan oo berri dhacaya, isla markaana su\u2019aallo looga wayediin doono dhacdadaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-09T09:48:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"309\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-09T09:48:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg\",\"width\":660,\"height\":309},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Maxaed Cigaal, kadib markii ay fadeexad ka dhalatay lacag sagaal dollar si sifo sharci darro ah loogu rogay shacabka. Qoraal kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay dhammaan xildhibaanad kulankan oo berri dhacaya, isla markaana su\u2019aallo looga wayediin doono dhacdadaasi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-09T09:48:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":309,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/","name":"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","datePublished":"2024-03-09T09:48:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024226638445057128391970.jpeg","width":660,"height":309},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fardowso-oo-looga-yeeray-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Fardowso oo looga yeeray Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180171"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180171"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180173,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180171\/revisions\/180173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179977"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}