{"id":180185,"date":"2024-03-10T12:32:35","date_gmt":"2024-03-10T09:32:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180185"},"modified":"2024-03-10T12:32:35","modified_gmt":"2024-03-10T09:32:35","slug":"booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta jawaab ka bixiyay weerarkii loo adeegsaday hoobiyeyaasha ee xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada gudaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Hoobiyeyaash ayaa laga soo tuuray dhinaca degmada Yaaqshiid, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saddex ka mid ah waxaa la xaqiijiyey inay ku kala dhaxeen degmooyinka Boondheere iyo Cabdicasiis, waxaana la soo weriyey khasaare aan badneyn.<\/p>\n<p>Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhaawacmay hoobiyihii koowaad oo ku dhacay gudaha xerada gaadiidka ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ku taalla degmada Cabdicasiis.<\/p>\n<p>Taliska booliska gobolka Banaadir oo maanta shr jaraa\u2019id ku qabtay degmada Dayniile ayaa soo bandhigay hoobiyeyaal iyo hub kale oo tiro badan oo lagu soo qabtay howlgallo.<\/p>\n<p>Hubkan ayaa oo la tusay Wariyeyaasha iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu soo qabtay howlgallo culus oo ay ciidamadu ka sameeyeen guryo ku yaalla caasimada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F368240849452081%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta jawaab ka bixiyay weerarkii loo adeegsaday hoobiyeyaasha ee xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada gudaha Muqdisho. Hoobiyeyaash ayaa laga soo tuuray dhinaca degmada Yaaqshiid, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya. Saddex ka mid ah waxaa la xaqiijiyey inay ku kala dhaxeen degmooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta jawaab ka bixiyay weerarkii loo adeegsaday hoobiyeyaasha ee xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada gudaha Muqdisho. Hoobiyeyaash ayaa laga soo tuuray dhinaca degmada Yaaqshiid, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya. Saddex ka mid ah waxaa la xaqiijiyey inay ku kala dhaxeen degmooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-10T09:32:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1078\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/\",\"name\":\"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png\",\"datePublished\":\"2024-03-10T09:32:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png\",\"width\":1078,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta jawaab ka bixiyay weerarkii loo adeegsaday hoobiyeyaasha ee xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada gudaha Muqdisho. Hoobiyeyaash ayaa laga soo tuuray dhinaca degmada Yaaqshiid, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya. Saddex ka mid ah waxaa la xaqiijiyey inay ku kala dhaxeen degmooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-10T09:32:35+00:00","og_image":[{"width":1078,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/","name":"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png","datePublished":"2024-03-10T09:32:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-10-at-09.31.54.png","width":1078,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-qabtay-hoobiyeyaashii-ugu-badnaa-ee-lagu-garaaci-jiray-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Booliska oo qabtay hoobiyeyaashii ugu badnaa ee lagu garaaci jiray Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180185"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180187,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180185\/revisions\/180187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180186"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}