{"id":180188,"date":"2024-03-10T20:46:16","date_gmt":"2024-03-10T17:46:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180188"},"modified":"2024-03-10T20:46:16","modified_gmt":"2024-03-10T17:46:16","slug":"sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180189\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456719534708222.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456719534708222.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456719534708222-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad.<\/p>\n<p>Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa sheegay in Caawa ay bilaabaneyso Tukashada Salaada Taraawiixda.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dalalka carabta iyo caalamka ayaa beri laga soomi doonaa, waxaana xusid mudan in wali wadamada qaar ay wadaan xaqiijinta in beri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqista Sacuudiga ee bisha Ramadaan ayaa imaaneysa, iyadoo wali aysan dowladda Soomaaliya ku dhawaaqin in berito soon tahay iyo in kale, waxaase ay u badan tahay in dowladda ay ku dhawaaqi doonto saacadaha soo socda in berito Soon tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono. Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad. Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa sheegay in Caawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono. Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad. Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa sheegay in Caawa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-10T17:46:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1588\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1588\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/\",\"name\":\"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp\",\"datePublished\":\"2024-03-10T17:46:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp\",\"width\":1588,\"height\":1588},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon","og_description":"Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa Caawa oo Isniin shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay dalkeeda, islamarkaana maalinta berito la soomi doono. Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in magaalooyin ka mid ah dalkeeda laga arkay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan beritana ay tahay maalinka koowaad. Guddigga Culimada ee Sacuudiga u qaabilsan xaqiijinta bisha Ramadaan ayaa sheegay in Caawa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-10T17:46:16+00:00","og_image":[{"width":1588,"height":1588,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/","name":"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp","datePublished":"2024-03-10T17:46:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/il_1588xN.5815558621_oov4.webp","width":1588,"height":1588},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-ku-dhawaaqay-bisha-ramadaan-beritane-la-soomi-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudiga oo ku dhawaaqay bisha ramadaan beritane la Soomi doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180188"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180191,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180188\/revisions\/180191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180190"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}