{"id":180208,"date":"2024-03-14T23:24:59","date_gmt":"2024-03-14T20:24:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180208"},"modified":"2024-03-14T23:24:59","modified_gmt":"2024-03-14T20:24:59","slug":"cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/","title":{"rendered":"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180209\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynahii hore ee deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Candi Iley) ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaalla magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib muddo lix sano ku dhow oo halkaas uu ku xiraa.<\/p>\n<p>Bishii Ogoosto ee sanadkii 2018-kii ayaa xabsiga loo taxaabay Cabdi Iley, Iskendir Gezhne oo ah qareenka Cabdi Iley ayaa ayaa sheegay dacwad oogaha guud ee kiiska Cabdi Iley uu ka noqoday dhammaan waxyaabahii uu ku eedaysnaa.<\/p>\n<p>Cabdi Iley ayaa xabsiga loo taxaabay shan sano iyo shan bilood ka hor, kadib markii xukunka dalkaas uu la wareegay ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo hadda la daalaa dhacaya fashil ka heysta gudaha dalka iyo siyaasadda caalamka, waxaana xaalka Abiy uga sii daray damacii uu qarsa waayey ee ka soo galay badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan xaqiijin karo ayaa ah in Cabdi lagasii daayay xabsiga galabta oo khamiis ah ayaa laga sii daayey, balse ma aana maqal wax codsi ah oo xeer ilaalinta uu u jeediyay,\u201d ayuu qareenkii Cabdi Iley oo warbaahinta xogtaan siiyey.<\/p>\n<p>Dad kale oo la xiraa Cabdi Iley, markii horana ka tirsanaa xukuumadiisa ayaa sidoo kale xabsiga Addis Ababa laga sii daayey maanta, dadkaas waxaa ka mid ah Raxma Haybe oo xubin sare ka ahayd maamulkii tacadiyada badan geystay ee Cabdi Iley.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ay horay dacwado oogayaashu ugu soo eedeyn Cabdi Maxamuud Cumar waxaa ka mid ahaa in uu ku lug lahaa abaabul dhallinyrada \u2018Heego\u2019 \u2013 oo sida la sheegay dhibaato ka abuuraysay deegaanka, intii uu joogay xukunka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdi Iley waxaa lagu soo oogay in uu masuul ka ahaa dhimashada 59 qof oo la dilay iyo 250 kale oo ku dhaawacmay xarumo dowladeed iyo kuwo diimeed oo lagu burburiyay rabshado ka dhacay Jigjiga iyo magaalooyin kale, maalmihii ugu dambeeyey xukunkiisa.<\/p>\n<p>Dadka maanta lala sii daayey Cabdi Iley waxaa ku jiray wiil loo heystay kufsi gabar Itoobiyaan ah loo geystay sanadkii 2018-kii, wiilkaas waxaa la sheegay in markii la xiray uusan qaangaar aheyn.<\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday xafiiska ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa maanta lagu sii daayey Cabdi Iley iyo dhowr qof oo markii hore lala xiray, go\u2019aanka sii deynta maxaabiistaas waxaa toos u fulisay xeer ilaalinta Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Candi Iley) ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaalla magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib muddo lix sano ku dhow oo halkaas uu ku xiraa. Bishii Ogoosto ee sanadkii 2018-kii ayaa xabsiga loo taxaabay Cabdi Iley, Iskendir Gezhne oo ah qareenka Cabdi Iley ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynahii hore ee deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Candi Iley) ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaalla magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib muddo lix sano ku dhow oo halkaas uu ku xiraa. Bishii Ogoosto ee sanadkii 2018-kii ayaa xabsiga loo taxaabay Cabdi Iley, Iskendir Gezhne oo ah qareenka Cabdi Iley ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-14T20:24:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/\",\"name\":\"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-14T20:24:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon","og_description":"Madaxweynahii hore ee deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Candi Iley) ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaalla magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib muddo lix sano ku dhow oo halkaas uu ku xiraa. Bishii Ogoosto ee sanadkii 2018-kii ayaa xabsiga loo taxaabay Cabdi Iley, Iskendir Gezhne oo ah qareenka Cabdi Iley ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-14T20:24:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/","name":"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg","datePublished":"2024-03-14T20:24:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024314638460176348370986.jpeg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-iley-oo-caawa-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Iley oo Caawa xabsiga laga siidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180208"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180208"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180211,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180208\/revisions\/180211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180209"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}