{"id":180212,"date":"2024-03-14T23:28:42","date_gmt":"2024-03-14T20:28:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180212"},"modified":"2024-03-14T23:28:42","modified_gmt":"2024-03-14T20:28:42","slug":"al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-180213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa weerar toos ah ka geysatay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel SYL oo ka soo horjeeda madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>weerarkaas ayaa ku bilowday qof is-miidaamiyey, kadibna waxaa hotelka gudaha u galay rag hubeysan.<\/p>\n<p>Dagaalamayaasha Shabaab ee Hotelka galay ayaa bilaabay toogasho, welina waxaa socda howlgal ay ciidamada ammaanku kula dagaalamayaan kooxda ku jirta gudaha hotelka.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan warar hordhac ah taliyaha booliska gaarka ah ee Haramcad, Cabdixamiid Fanax ayaa ka mid ah dadka ku dhaawacmay weerarkaas, waxaana dhaawaciisa la geeyey isbitaalka Digfeer.<\/p>\n<p>Qaraxyo kale ayaa ka dhacay banaanka hotelka, kuwaas oo kooxdu ay ugu tala gashay inay ku waxyeeloobaan ciidamada soo gurmada, ilaa hadda lama xaqiiji karo khasaaraha rasmiga ah ee weerarkaas ka dhashay.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo xildhibaano u badan ayaa la sheegay inay joogeen hotelka, kuwaas oo la xaqiijiyey in qaarkood lasoo badbaadiyey, welina waxaa gudaha Hotelka laga maqlayaa rasaas teel-teel ah.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaawacmay weerarka ka socda SYL Hotel waxaa lasoo werinayaa inuu ku jiro xoghayaha maamulka gobolka Banaadir Feysal Caraale.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa wada dadaalo ay ku soo badbaadinayaan dadka ku jira gudaha Hotelka la weeraray, welina dowladdu wax war ah kama soo saarin weerarkaan ka socda afaafka hore ee Villa Somalia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa weerar toos ah ka geysatay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel SYL oo ka soo horjeeda madaxtooyada Soomaaliya. weerarkaas ayaa ku bilowday qof is-miidaamiyey, kadibna waxaa hotelka gudaha u galay rag hubeysan. Dagaalamayaasha Shabaab ee Hotelka galay ayaa bilaabay toogasho, welina waxaa socda howlgal ay ciidamada ammaanku kula dagaalamayaan kooxda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa weerar toos ah ka geysatay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel SYL oo ka soo horjeeda madaxtooyada Soomaaliya. weerarkaas ayaa ku bilowday qof is-miidaamiyey, kadibna waxaa hotelka gudaha u galay rag hubeysan. Dagaalamayaasha Shabaab ee Hotelka galay ayaa bilaabay toogasho, welina waxaa socda howlgal ay ciidamada ammaanku kula dagaalamayaan kooxda ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-14T20:28:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-14T20:28:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg\",\"width\":612,\"height\":408,\"caption\":\"Somali government soldiers seen outside the SYL hotel in Mogadishu on December 11, 2019. - An attack by members of the radical Islamic group Al Shabab against a hotel in downtown Mogadishu killed five people on December 10, 2019, including three civilians and two members of the security forces. (Photo by Abdirazak Hussein FARAH \/ AFP) (Photo by ABDIRAZAK HUSSEIN FARAH\/AFP via Getty Images)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon","og_description":"Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa weerar toos ah ka geysatay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel SYL oo ka soo horjeeda madaxtooyada Soomaaliya. weerarkaas ayaa ku bilowday qof is-miidaamiyey, kadibna waxaa hotelka gudaha u galay rag hubeysan. Dagaalamayaasha Shabaab ee Hotelka galay ayaa bilaabay toogasho, welina waxaa socda howlgal ay ciidamada ammaanku kula dagaalamayaan kooxda ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-14T20:28:42+00:00","og_image":[{"width":612,"height":408,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","name":"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg","datePublished":"2024-03-14T20:28:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/gettyimages-1187902172-612x612-1.jpeg","width":612,"height":408,"caption":"Somali government soldiers seen outside the SYL hotel in Mogadishu on December 11, 2019. - An attack by members of the radical Islamic group Al Shabab against a hotel in downtown Mogadishu killed five people on December 10, 2019, including three civilians and two members of the security forces. (Photo by Abdirazak Hussein FARAH \/ AFP) (Photo by ABDIRAZAK HUSSEIN FARAH\/AFP via Getty Images)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180212"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180212\/revisions\/180214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}