{"id":180215,"date":"2024-03-14T23:45:10","date_gmt":"2024-03-14T20:45:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180215"},"modified":"2024-03-14T23:45:10","modified_gmt":"2024-03-14T20:45:10","slug":"cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/","title":{"rendered":"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180216\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, haatan ah hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleyda ee dalka Cali Jayte Cismaan oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay halkaas.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo soo billowday xalay ayaa soo gaaray barqadii maanta, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay \u2018Hiiraan State\u2019.<\/p>\n<p>Cali Jayte ayaa dagaalkan ku eedeeyay madaxda HirShabelle, wuxuuna sheegay ciidamada weerarka soo qaaday ay ka yimaadeen dhanka Jowhar, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada Beledweyne xalay, illaa hadda xabad baa ka socotay ciidanka meeshaas soo weeraray qaybta koowaad waxay kasoo baxday magaalada Jowhar oo muddaba nimanka habar shiis la dhihi jiray ay dad ku uruuriyeen oo shirar ay ka wadeen sidii meeshaan dhibaato looga gaysan lahaa\u201d ayuu yiri guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu raaciyay \u201cCiidan ayaa halkaas laga soo abaabulay fidnaa laga soo abuuray Jalalaqsi ayay yimaadeen, kadib Buulo-burde, waxaana la keenay Beledweyne\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkan uu gaystay khasaare kala duwan oo dhimasho, dhaawac iyo burburba leh.<\/p>\n<p>\u201cHalkaa khasaare ayaa ka dhacay, dadna waa dhintay, dadna waa dhaawacmay, hanti badana way burburtay\u201d ayuu mar kale shirkiisa jaraa\u2019idku yiri Cali Jayte Cismaan.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in shacabka Beledweyne oo markii hore la daala dhacayay qaraxyo loogu daray duulaan toos ah, sida ku sheegay shirkiisa jaraa\u2019id.<\/p>\n<p>\u201cDad shacab ah oo masaakiin ah iyo magaalo qaraxyo ka dharagtay oo awal Al-Shabaab qaraxyo kala daaleen ayaa maanta duulaan loogu daray, waxa ugu daraayana waa dad wixii dadka ka dhexeeyay haayay\u201d ayuu mar kale yiri hoggaamiyaha Macawiisleyda.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan ah mid deggan, waxaana istaagay dagaalkii xooganaa ee ka socday Beledweyne, welina ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka maamulka HirShabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1366619440721308%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, haatan ah hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleyda ee dalka Cali Jayte Cismaan oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay halkaas. Dagaalkan oo soo billowday xalay ayaa soo gaaray barqadii maanta, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay \u2018Hiiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, haatan ah hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleyda ee dalka Cali Jayte Cismaan oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay halkaas. Dagaalkan oo soo billowday xalay ayaa soo gaaray barqadii maanta, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay \u2018Hiiraan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-14T20:45:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/\",\"name\":\"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-14T20:45:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, haatan ah hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleyda ee dalka Cali Jayte Cismaan oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay halkaas. Dagaalkan oo soo billowday xalay ayaa soo gaaray barqadii maanta, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay \u2018Hiiraan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-14T20:45:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/","name":"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg","datePublished":"2024-03-14T20:45:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2023722638255970101560503.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jayte-oo-si-kulul-uga-hadlay-dagaalka-beledweynevideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Jayte oo si kulul uga hadlay dagaalka Beledweyne+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180215"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180217,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180215\/revisions\/180217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180216"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}