{"id":180253,"date":"2024-03-22T23:24:20","date_gmt":"2024-03-22T20:24:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180253"},"modified":"2024-03-22T23:27:42","modified_gmt":"2024-03-22T20:27:42","slug":"xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/","title":{"rendered":"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180254\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"786\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png 1320w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-300x179.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-1024x610.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-768x457.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-696x414.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-1068x636.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17-705x420.png 705w\" sizes=\"(max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta khudbad dheer salaadii Jimcaha kaddib ka jeediyay masjidka Madaxtooyada ayaa kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka, waxa uuna si gaar ah diirada ugu saaray wax ka bedelka Dastuurka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaana si adag uga hadlay xiisada ka dhalatay wax ka bedelka Dastuurka oo xilligan diidan yihiin siyaasiyiin saameyn badan leh ay ku jiraan madaxdii isaga ka horreysay ee Farmaajo iyo Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Madaxweynaha in Dastuurka uu sannado badan qabyo ahaa loona baahan yahay xilligan in horey loo dhaqaajiyo oo la meel mariyo, waxa uuna sheegay in qabyo tirka Dastuurka uu wax badan u tarayo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaana sheegay in madaxdii isaga ka horreysay ee Farmaajo iyo Shariif oo xildhibaano ah looga baahan yahay in waajibkooda ka gutaan Dastuurka KMG ee hadda wax ka bedelkiisa Baarlamaanka ka doodayeen.<\/p>\n<p>\u201cMasuuliyiinta maanta hadlaya qaarkood waa xildhibaano waajib waxaa loogu leeyahay Alle hortiis inta ay yimaadan baarlamaanka ay ra\u2019yigooda meesha ka dhiibtan, baarlamaan wuxuu baarlamaan ku yahay nidaamkiisa in uu raaco,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in nidaamka cusub ee lagu beddelayo haykalka dowladnimada iyo hanaanka arrimaha ay ku timid diidmo ka dhalatay hanaanka hadda, taasi oo uu sheegay inay ka timid dowlad-goboleedyad.<\/p>\n<p>\u201cSidii hore hadaa rabin oo dowlad-goboleedkii uusan rabin, oo heshiiskan waxaa keenay hoggaanka dowlad-goboleedka oo waxaa lagu saleeyay wixii shalay laga bartay doorashadii dhacday. Mid sidaa isku dooran jirnay ka fiican ayaa isku dooran doona laakiin weli in lasii hormuriyo usii baahnan doonta ayaa isku dooran doona, waana dowladnimada.\u201dayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamanaka Federaalka ayaa muddooyinkii dambe ka doodayay wax ka bedelka Dastuurka, waxaana dhawaan la filayaa in xildhibaanada ay meel mariyaan wax ka bedelka Dastuurka KMG ee dalka u yaalla.<\/p>\n<p>Madaxdii hore ee dalka soo maray qaarkood ayaa si weyn uga soo horjeeda waxka bedelka Dastuurka ee Baarlamaanka horyaalla, waxaana Farmaajo iyo Shariif oo horkacaya siyaasiyiinta diidan qorshahan hadda joogaan Puntland halkaas ay kula hirayaan Siciid Deni.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F8058400847587958%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta khudbad dheer salaadii Jimcaha kaddib ka jeediyay masjidka Madaxtooyada ayaa kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka, waxa uuna si gaar ah diirada ugu saaray wax ka bedelka Dastuurka. Xasan Sheekh ayaana si adag uga hadlay xiisada ka dhalatay wax ka bedelka Dastuurka oo xilligan diidan yihiin siyaasiyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta khudbad dheer salaadii Jimcaha kaddib ka jeediyay masjidka Madaxtooyada ayaa kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka, waxa uuna si gaar ah diirada ugu saaray wax ka bedelka Dastuurka. Xasan Sheekh ayaana si adag uga hadlay xiisada ka dhalatay wax ka bedelka Dastuurka oo xilligan diidan yihiin siyaasiyiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-22T20:24:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-22T20:27:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"786\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/\",\"name\":\"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png\",\"datePublished\":\"2024-03-22T20:24:20+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-22T20:27:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png\",\"width\":1320,\"height\":786},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta khudbad dheer salaadii Jimcaha kaddib ka jeediyay masjidka Madaxtooyada ayaa kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka, waxa uuna si gaar ah diirada ugu saaray wax ka bedelka Dastuurka. Xasan Sheekh ayaana si adag uga hadlay xiisada ka dhalatay wax ka bedelka Dastuurka oo xilligan diidan yihiin siyaasiyiin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-22T20:24:20+00:00","article_modified_time":"2024-03-22T20:27:42+00:00","og_image":[{"width":1320,"height":786,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/","name":"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png","datePublished":"2024-03-22T20:24:20+00:00","dateModified":"2024-03-22T20:27:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-22-at-20.23.17.png","width":1320,"height":786},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-si-adag-uga-hadlay-wax-ka-bedelka-dastuurka-ay-farmaajo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo si adag uga hadlay wax ka bedelka Dastuurka +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180253"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180253"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180256,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180253\/revisions\/180256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}