{"id":180330,"date":"2024-03-27T22:29:09","date_gmt":"2024-03-27T19:29:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180330"},"modified":"2024-03-27T22:29:09","modified_gmt":"2024-03-27T19:29:09","slug":"sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/","title":{"rendered":"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180331\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"449\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f-300x168.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f-768x431.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f-696x391.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f-748x420.png 748w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Hargaysa waxaa lagu xiray sarkaal sare oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland.<\/p>\n<p>Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) looma xirin fal uu gaystay ama inuu ka soo hor jeedo ama wax u dhimay qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland oo ah dambiga ugu badan ee lagu eedeeyo dadka ku xiran xabsiyada.<\/p>\n<p>Cabdisalaan wuxuu dhawaan ka hadlay arrin ay Somaliland sheegtay inuu been yahay, laakinse uu isagu si aan qarsoodi lahayn uga sheekeeyey, kaasoo u muuqda in madaxdu ay dhibsadeen, kuna tilmaameen mid aan sal iyo raad lahayn.<\/p>\n<p>Todobaadkan ayaa waxaa baraha bulshada aad u dhex wareegayey muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya sarkaalka oo ka sheekeynaya arrin uu sheegay in ay \u201cqabsatay dhallinyaro ku shaqaysata tagaasida yaryar ee loo yaqaanno dukhaanka\u201d.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay G\/dhexe cabdisalaan, \u201cnin dhallinyaradaas ka mid ah ayaa xaaskiisa geeyey isbitaal, waxaana loo sheegay inay u baahan tahay in dhiig lagu shubo\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray \u201cninkaas wuxuu u yeertay dhallinyaro ay asxaab yihiin oo tagaasi ku shaqaysta si ay dhiig ugu shubaan, markii dhiiggooda la baarayna waxaa laga helay cudurka HIV\/AIDS\u201d ayuu yiri Cabdisalaan Caydiid Cumar oo xilliga uu hadalkaas jeedinayey la sheegay in uu la hadlayey dadweyne masjid gudihiis ku dhagaysanayey.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayuu sii watay, cidna kama aysan shakinin maadaama uu yahay sarkaal sare oo ka hawlgala xarunta dhexe ee ciidanka Booliska ee Somaliland, horena taliye uga soo noqday dhowr saldhig oo uu ka mid yahay saldhigga Koodbuur ee Hargaysa.<\/p>\n<p>\u201cDhakhaatiirta ayaa weydiisay dhallinyaradaas tagaasida kaxaysa sida ay ku dhacday in dhamaantood laga helo cudurka HIV\/AIDS, waxayna sheegeen inay ka qaadeen dumar ajaanib ah\u201d ayuu yiri.<br \/>\nShalay ayaa sarkaalkaas la sheegay in la xiray sida uu BBC ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal rasmi ah oo ciidanka booliska ka tirsan.<\/p>\n<p>Sarkaalkaas ayaa hadda ku xiran taliska guud ee ciidanka booliska, dacwadiisana weli looma gudbin maxkamad.<\/p>\n<p>Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin eedeymaha lagu soo oogayo, haddana xogta ay BBC helayso ayaa ah in G\/dhexe Cabdisalaan Diinqale warka u sheegay uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn, kaasoo amniga khalkhal galin kara.<\/p>\n<p>Somaliland hore ugama dhicin in sarkaal sare loo xiro hadal been abuur ah, mana jirto ilaa hadda inta ay BBC ka warqabto ilo kale oo ka madax banaan sarkaalka oo warkaas laga soo xigtay.<\/p>\n<p>Cabdisalaan Caydiid Cumar wuxuu ka tirsanaan jiray jabhaddii SNM ee dagaalka hubaysan la gashay dawladdii kacaanka ee Soomaaliya ee uu madaxda ka ahaa jeneraal Maxamed Siyaad Barre.<\/p>\n<p>Tan iyo wixii ka dambeeyey burburkii dawladda Soomaaliya iyo gooni isu taaggii Somaliland ee 1991, Cabdisalaan Diinqale wuxuu ka shaqaynayey arrimaha amniga.<\/p>\n<p>Xilliyadii dambe wuxuu xubin ka ahaa jamaacada tabliiqa, wuxuuna hadalka markii uu sheegayay u jeedinayey dad u badan jamaacada Tabliiqa.<\/p>\n<p>Dadka fiidiyowgaas baraha bulshada kala socday ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay. Qaarkood waxay ahaayeen dad hadalka sarkaalkaas rumaystay, halka kuwa kalena ay shaki galinayeen sugnaanshaha xogtaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FBulshoNewsTv%2Fvideos%2F1456299285093633%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Hargaysa waxaa lagu xiray sarkaal sare oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) looma xirin fal uu gaystay ama inuu ka soo hor jeedo ama wax u dhimay qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland oo ah dambiga ugu badan ee lagu eedeeyo dadka ku xiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Hargaysa waxaa lagu xiray sarkaal sare oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) looma xirin fal uu gaystay ama inuu ka soo hor jeedo ama wax u dhimay qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland oo ah dambiga ugu badan ee lagu eedeeyo dadka ku xiran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-27T19:29:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"449\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/\",\"name\":\"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png\",\"datePublished\":\"2024-03-27T19:29:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png\",\"width\":800,\"height\":449},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon","og_description":"Magaalada Hargaysa waxaa lagu xiray sarkaal sare oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) looma xirin fal uu gaystay ama inuu ka soo hor jeedo ama wax u dhimay qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland oo ah dambiga ugu badan ee lagu eedeeyo dadka ku xiran [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-27T19:29:09+00:00","og_image":[{"width":800,"height":449,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/","name":"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png","datePublished":"2024-03-27T19:29:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/40b17310-ec3f-11ee-ae6e-819569622b5f.png","width":800,"height":449},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-hargaysa-loogu-xiray-hadal-uu-jeediyey-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180330"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180332,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180330\/revisions\/180332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180331"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}