{"id":180345,"date":"2024-03-28T22:27:01","date_gmt":"2024-03-28T19:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180345"},"modified":"2024-03-28T22:27:01","modified_gmt":"2024-03-28T19:27:01","slug":"xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/","title":{"rendered":"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180346\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png\" alt=\"\" width=\"1238\" height=\"1218\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png 1238w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-300x295.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-1024x1007.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-768x756.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-696x685.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-1068x1051.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13-427x420.png 427w\" sizes=\"(max-width: 1238px) 100vw, 1238px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanad Faadumo oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa laamaha ammaanka ee dowladda ka codsatay in ay raadiyaan darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo oo maqan 8-maalmood.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay xildhibaanada in darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabayay Sahal Maxamed Xirsi aysan heyn war iyo wacaalkii muddo sideed maalin ah, waxa ayna xustay markii ugu dambeesay in uu Farmaajo geeyay garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaana sheegtay in darawalka maqan uu dhalay nabadoonkeeda iyadana ay u tahay xildhibaan, waxa ayna laamaha amniga ee dowladda ka codsatay in ay ninkaasi meel ku sheegaan oo warkiisa keenaan.<\/p>\n<p>\u201dDarawalka maqan nabadoonkayga ayaa dhalay , anaa xildhibaan u ah, waxaa noogu dambeesay isaga oo Farmaajo geeyay garoonka markii Garawe u dhoofayay, waxaan codsaneynaa laamaha amniga nala raadiyaan , meel walbo kaamiro ayaa ku xiran oo wax walbo lagu ogaan karo\u201d ayey tiri xildhibaanada.<br \/>\nXildhibaanada ayaana beenisay wararaka soo baxayay ee sheegayay in darawalka Farmaajo uu ibsaday gaarigii uu waday uuna u goostay dhinaca kooxda Al Shabaab, warkaasi ayeyna ku tilmaantay mid been ah loogana baahan yahay laamaha amniga in ay caddeeyaan.<\/p>\n<p>Hadalka xildhibaanada ayaa kusoo aadaya xilli labadii maalin ee lasoo dhaafay si weyn loo hadal hayay in Al Shabaab isku dhiibay una baxsaday darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo, kaa oo la sheegay in Kismaayo ka degay kahor inta uusan Shabaab aadin.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F215431841664413%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180347\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"746\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima.webp 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima-300x233.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima-768x597.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima-696x541.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Fatima-540x420.webp 540w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180348\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1090\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-297x300.webp 297w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-1015x1024.webp 1015w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-768x775.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-696x702.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-1068x1078.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Sahal-416x420.webp 416w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanad Faadumo oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa laamaha ammaanka ee dowladda ka codsatay in ay raadiyaan darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo oo maqan 8-maalmood. Waxa ay sheegtay xildhibaanada in darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabayay Sahal Maxamed Xirsi aysan heyn war iyo wacaalkii muddo sideed maalin ah, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanad Faadumo oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa laamaha ammaanka ee dowladda ka codsatay in ay raadiyaan darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo oo maqan 8-maalmood. Waxa ay sheegtay xildhibaanada in darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabayay Sahal Maxamed Xirsi aysan heyn war iyo wacaalkii muddo sideed maalin ah, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-28T19:27:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1238\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/\",\"name\":\"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png\",\"datePublished\":\"2024-03-28T19:27:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png\",\"width\":1238,\"height\":1218},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon","og_description":"Xildhibaanad Faadumo oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa laamaha ammaanka ee dowladda ka codsatay in ay raadiyaan darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo oo maqan 8-maalmood. Waxa ay sheegtay xildhibaanada in darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabayay Sahal Maxamed Xirsi aysan heyn war iyo wacaalkii muddo sideed maalin ah, waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-28T19:27:01+00:00","og_image":[{"width":1238,"height":1218,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/","name":"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png","datePublished":"2024-03-28T19:27:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.23.13.png","width":1238,"height":1218},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-codsatay-in-ay-la-raadiyaan-darawalkii-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanad codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180345"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180349,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180345\/revisions\/180349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180346"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}