{"id":180350,"date":"2024-03-28T22:41:09","date_gmt":"2024-03-28T19:41:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180350"},"modified":"2024-03-28T23:28:17","modified_gmt":"2024-03-28T20:28:17","slug":"xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/","title":{"rendered":"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180352\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png\" alt=\"\" width=\"1426\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png 1426w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-300x181.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-1024x616.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-768x462.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-696x419.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-1068x643.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04-698x420.png 698w\" sizes=\"(max-width: 1426px) 100vw, 1426px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay ka doodistii wax ka bedelka Dastuurka KMG , waxaana la filayaa in Sabtida xildhibaanada u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG oo muran xooggan ka taagnaa qodobada qaar ayaa isbadal lagu sameeyay, waxaana la kordhiyay tirada xisbiyada Qaran oo markii hore ahaa labo , balse hadda laga dhigay ilaa saddex xisbi.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale cutubkan lagu caddeeyay in Madaxweynaha uu ku imaan doono doorasho dadweyne, waxa uuna Madaxweynaha la doorto awood u yeelan doonaa in uu magacaabo Ra\u2019isul Wasaraaha sidoo kale uu xilka ka qaadi karo.<\/p>\n<p>Cutubka 4-aad ee Dastuurka ayaa sidoo kale lagu caddeeyay in muddada xil heynta Madaxweynaha la doorto ee Soomaaliya ay noqon doono shan sanno, halka markii hore ay aheyd afar sanno.<br \/>\nMadaxtooyada Soomaaliya ayaa si weyn ugu ololeeneysa wax ka bedelka Dastuurka KMG , waxaana arrintan iyana kasoo horjeeda qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay hormuud u yihiin madaxdii hore ee dalka iyo mMadaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F3611515499165357%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Cutubka 4-aad iyo qodobada ku xusan<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"816\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-300x176.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-1024x600.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-768x450.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-696x408.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-1068x626.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/cutub-4aad-716x420.webp 716w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay ka doodistii wax ka bedelka Dastuurka KMG , waxaana la filayaa in Sabtida xildhibaanada u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka lagu sameeyay. Cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG oo muran xooggan ka taagnaa qodobada qaar ayaa isbadal lagu sameeyay, waxaana la kordhiyay tirada xisbiyada Qaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180352,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay ka doodistii wax ka bedelka Dastuurka KMG , waxaana la filayaa in Sabtida xildhibaanada u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka lagu sameeyay. Cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG oo muran xooggan ka taagnaa qodobada qaar ayaa isbadal lagu sameeyay, waxaana la kordhiyay tirada xisbiyada Qaran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-28T19:41:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-28T20:28:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"858\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/\",\"name\":\"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png\",\"datePublished\":\"2024-03-28T19:41:09+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-28T20:28:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png\",\"width\":1426,\"height\":858},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay ka doodistii wax ka bedelka Dastuurka KMG , waxaana la filayaa in Sabtida xildhibaanada u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka lagu sameeyay. Cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG oo muran xooggan ka taagnaa qodobada qaar ayaa isbadal lagu sameeyay, waxaana la kordhiyay tirada xisbiyada Qaran [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-28T19:41:09+00:00","article_modified_time":"2024-03-28T20:28:17+00:00","og_image":[{"width":1426,"height":858,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/","name":"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png","datePublished":"2024-03-28T19:41:09+00:00","dateModified":"2024-03-28T20:28:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-28-at-19.40.04.png","width":1426,"height":858},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-dalka-yeelanayo-oo-la-kordhiyay-iyo-cidda-r-w-magacaabeysa-xilkana-ka-qaadeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiyada dalka yeelanayo oo la kordhiyay iyo cidda R\/W magacaabeysa xilkana ka qaadeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180350"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180353,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180350\/revisions\/180353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}