{"id":180363,"date":"2024-03-30T22:01:33","date_gmt":"2024-03-30T19:01:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180363"},"modified":"2024-03-30T22:01:33","modified_gmt":"2024-03-30T19:01:33","slug":"labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Labada aqal ee baarlamaanka oo  meel mariyay wax ka beddelka dastuurka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499-300x158.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afarta cutub ayaa mid mid loo codeeyay, kaddibna afarta cutub oo wada socdo ayey labada aqal ee Baarlamaanka u kala codeeyeen.<\/p>\n<p>212 Xildhibaan Golaha Shacabka ah iyo 42 Aqalka Sare ayaa u coddeeyay wax ka badalka Dastuurka, mana jirin wax diiday ama ka aamusay sida uu Guddoonku baarlamaanku ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Wax ka beddelka qoddobada dastuurka ee uu maanta ansixiyay labada aqal ee baarlamaanka, ayaa waxa ka mid ah, in Madaxweynaha soo socda ay soo dooran doonaan Shacabka Soomaaliyeed, Ra\u201diisul wasaaruhuna uu magacaabayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale xubnaha Gudidda doorashooyinka iyo Soohdimaha ee Heer federaal ayaa tiradooda laga dhigay 18 xubnood.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, siyaasiyiinta mucaaradka oo horey uga digay meel marinta wax ka beddelka dastuurka, ayaa la sugayaa inay jawaab kasoo saaraan go\u2019aanka baarlamaanka, iyagoo lagu wado inay warbaahinta la hadlaan, kana horyimaadaan go&#8217;aanka soo baxay.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa horey ugu eedeeyay madaxweyne Xasan sheikh qorshaha uu ka leeyahay wax ka beddelka dastuurka in uu yahay, mid uu ku doonayo inuu xilka kusii dheeraysto.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F938878277710589%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Afarta cutub ayaa mid mid loo codeeyay, kaddibna afarta cutub oo wada socdo ayey labada aqal ee Baarlamaanka u kala codeeyeen. 212 Xildhibaan Golaha Shacabka ah iyo 42 Aqalka Sare ayaa u coddeeyay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Afarta cutub ayaa mid mid loo codeeyay, kaddibna afarta cutub oo wada socdo ayey labada aqal ee Baarlamaanka u kala codeeyeen. 212 Xildhibaan Golaha Shacabka ah iyo 42 Aqalka Sare ayaa u coddeeyay wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-30T19:01:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"name\":\"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-30T19:01:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Afarta cutub ayaa mid mid loo codeeyay, kaddibna afarta cutub oo wada socdo ayey labada aqal ee Baarlamaanka u kala codeeyeen. 212 Xildhibaan Golaha Shacabka ah iyo 42 Aqalka Sare ayaa u coddeeyay wax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-30T19:01:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","name":"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg","datePublished":"2024-03-30T19:01:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024330638473754260144499.jpeg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-meel-mariyay-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Labada aqal ee baarlamaanka oo meel mariyay wax ka beddelka dastuurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180363"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180363"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180366,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180363\/revisions\/180366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}