{"id":180405,"date":"2024-04-04T22:27:33","date_gmt":"2024-04-04T19:27:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180405"},"modified":"2024-04-04T22:27:33","modified_gmt":"2024-04-04T19:27:33","slug":"sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/","title":{"rendered":"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180406\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Agaasimaha cusub ee loo magacaabay hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa horay mudo laba jeer ah usoo qabtay xilka Agaasimaha NISA iyo xilal kale oo ay ka mid ahayeen Wasiir iyo Danjire, isagoona haatan ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>&#8220;Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay kulanka Golaha Wasiiradda.<\/p>\n<p>Golaha Wasiiradda Soomaaliya sidoo kale uga mahadceliyey Agaasimihii hore ee hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad shaqadii uu Qaranka u soo qabtay muddadii uu xilka hayey .<\/p>\n<p>Agaasimahii hore ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa xilkaan soo haayay tan iyo 26-kii bishii May ee sanadkii 2022-kii, kadib dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoona xiliga xilkaan loo magacaabayay ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Mahad Maxamed Salaad ayaa ugu hambalyeeyay Agaasimaha cusub ee badalaya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo xilkaan culus markii sadaxaad loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Agaasimaha cusub ee loo magacaabay hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa horay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay&#039;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay&#039;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Agaasimaha cusub ee loo magacaabay hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa horay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-04T19:27:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/\",\"name\":\"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-04T19:27:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Agaasimaha cusub ee loo magacaabay hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa horay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-04T19:27:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/","name":"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg","datePublished":"2024-04-04T19:27:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202444638478041501787855.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-hayadda-nabadsugida-iyo-sirdoonka-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180405"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180407,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180405\/revisions\/180407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180406"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}