{"id":180423,"date":"2024-04-06T22:03:26","date_gmt":"2024-04-06T19:03:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180423"},"modified":"2024-04-06T22:07:52","modified_gmt":"2024-04-06T19:07:52","slug":"deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/","title":{"rendered":"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180424\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479690910429358.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479690910429358.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479690910429358-300x140.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa uu sheegay in ay miiska saaran yihiin tobanaan mashruuc oo ay ku kacayaan boqolaal milyan oo dollar, kuwaas oo uu caddeeyay inay u xayiran yihiin saxiixa Puntland.<\/p>\n<p>Mashaariicda uu sheegay inay ka xayiran yihiin Puntland, ayuu tilmaamay inay kamid yihiin, mashruuca mushaarka macalimiinta, mashruuca Damal Caafimaad, mashruuca Barwaaqo (ex Biyoole), mashruuca kabka miisaaniyadda maamulka iyo mashruuca Tamarta iyo Korontada.<\/p>\n<p>Wasiir Xaange wuxuu sheegay in aysan garanayn sababta madaxweyne Deni uu ku hor istaagan yahay in mashaariicdan loo fasaxo dadka reer Puntland. Wuxuu sheegay xogta ay hayaan inay tahay, in dadka reer Puntland ay wajahayaan shaqo la\u2019aantii ugu weynayd abid.<\/p>\n<p>\u201cDeni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland gaajeysiiyo oo ay shaqo la\u2019aan uu noqdaan, loona diido inay fekeraan, waana calaamadaha lagu garto dikteetarka shiibka (kaligii-taliska),\u201d ayuu yiri Cabdiqafaar Xaange.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka maaliyaddu wuxuu sheegay, madaxweyne Deni inuu isku qalday khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya dowladda federaalka iyo mashaariicda horumarka la xiriira.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay, madaxweyne Deni in xildhibaanadii Puntland ku matalay dowladda federaalka uu ka dhigtay col, kuna shaabadeeyay inay yihiin cadowga reer Puntland ee loo adeegsado, taasoo wasiirku uu sheegay inuu ku qarinayo fashilkiisa siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale. Wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa uu sheegay in ay miiska saaran yihiin tobanaan mashruuc oo ay ku kacayaan boqolaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale. Wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa uu sheegay in ay miiska saaran yihiin tobanaan mashruuc oo ay ku kacayaan boqolaal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-06T19:03:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-04-06T19:07:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/\",\"name\":\"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-06T19:03:26+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-06T19:07:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale. Wasiir ku xigeenka maaliyadda waxa uu sheegay in ay miiska saaran yihiin tobanaan mashruuc oo ay ku kacayaan boqolaal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-06T19:03:26+00:00","article_modified_time":"2024-04-06T19:07:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/","name":"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","datePublished":"2024-04-06T19:03:26+00:00","dateModified":"2024-04-06T19:07:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-wuxuu-doonayaa-inuu-reer-puntland-ka-dhigo-dad-gaajo-ah-oo-aan-waxba-diidi-karin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni wuxuu doonayaa inuu reer Puntland ka dhigo dad gaajo ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180423"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180423"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180426,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180423\/revisions\/180426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180294"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}