{"id":180427,"date":"2024-04-06T22:10:31","date_gmt":"2024-04-06T19:10:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180427"},"modified":"2024-04-06T22:10:31","modified_gmt":"2024-04-06T19:10:31","slug":"taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180428\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Taliyahii Saldhiga Booliiska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo ahaa askari gacanyare u ahaa Taliye Qoslaaye.<\/p>\n<p>Taliye Qoslaaye iyo askariga gacan yaraha u ahaa ayaa Maxkamaddu ku heshay iney ka dambeeyeen fal afduub iyo dil loo geystay marxuum lagu magacaabi jiray Abuukar Axmed Kaabax oo la dilay 24-kii bishii Febraayo ee sanadkaan 2024.<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sidoo kale ka xayuubisay darajadiisa ciidan Taliye Cabdifitaax Qoslaaye iyo Dable Maxamed Cabdi Qoone, islamarkaana ka saartay kasii mid ahaanshahoda ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Maxkamadda ciidamada ay 15 sano oo xabsi ciidan ah ku riday Liibaan Maxamed Cumar oo Liibaan Maxamed Axmed ku isticmaalo Passport Kenyan ah, kaasoo la sheegay inuu ahaa ninkii abaabulay falka dilka ah ee loo geestay Marxuum Abuukar Kaabax.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidoo kale Maxamed Cadaawe Cali iyo Yaasiin Cabdi Jaamac oo qeyb ka ahaa shirqoolka lagu dilay Abuukar Kaabax ku xukuntay min 10 sano oo xabsi ciidan ah, halka Xasan Maxamed Saciid Dhiin dhiin lagu xukumay 15 sanno oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Maxkamadda ciidamada ayaa sheegtay iney wax dambi ah ku waaysay Maxamed Xasan Cismaan, waxaana Maxkamadu ay sidoo kale sheegtay in xukunkaan uu u furan yahay Racfaan mudo ku siman 30 cisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xogta,Cadaymaha Muuqdo iyo La Yabka kale ee ku dhex Jiro Maxkamadaynta Taliye Qoslaaye iyo askartisa\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/APfKrSnF20o\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Taliyahii Saldhiga Booliiska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo ahaa askari gacanyare u ahaa Taliye Qoslaaye. Taliye Qoslaaye iyo askariga gacan yaraha u ahaa ayaa Maxkamaddu ku heshay iney ka dambeeyeen fal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Taliyahii Saldhiga Booliiska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo ahaa askari gacanyare u ahaa Taliye Qoslaaye. Taliye Qoslaaye iyo askariga gacan yaraha u ahaa ayaa Maxkamaddu ku heshay iney ka dambeeyeen fal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-06T19:10:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-06T19:10:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Taliyahii Saldhiga Booliiska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo ahaa askari gacanyare u ahaa Taliye Qoslaaye. Taliye Qoslaaye iyo askariga gacan yaraha u ahaa ayaa Maxkamaddu ku heshay iney ka dambeeyeen fal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-06T19:10:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/","name":"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg","datePublished":"2024-04-06T19:10:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638480112986973473.jpeg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-saldhiga-degmada-heliwa-oo-dil-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyahii Saldhiga degmada Heliwa oo dil lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180427"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180429,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180427\/revisions\/180429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}