{"id":180430,"date":"2024-04-06T22:15:36","date_gmt":"2024-04-06T19:15:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180430"},"modified":"2024-04-06T22:15:36","modified_gmt":"2024-04-06T19:15:36","slug":"musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/","title":{"rendered":"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180431\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479977048472007.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479977048472007.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479977048472007-300x140.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliyeed warbixin baaris iyo fatash ah oo xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyay Safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan.<\/p>\n<p>Warbixinta baariseedka iyo fatashka Xafiiska Hantidhowrka ayaa sidoo kale lagu sheegay in midadii u dhaxeysay kowdii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii ilaa 31-12-2023 in xarunta Safaarada ay ka dhaceen ilaa sagaal fal dambiyeed.<\/p>\n<p>Baarista iyo fatashka lagu sameeyay xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Cummaan ayaa sidoo kale lagu caddeeeyay iyo Safiirkii Soomaaliya dalkaasi u joogay Cumaan iyo masuuliyiin kale ay sameeyeen musuqmaasuq, ku takrifal awoodeed iyo iibsasho hanti dowladeed, sida qoraalka lagu cadeeyay.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay oo Xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka u soo bandhigo warbixin baariseed ka dhan ah safaarado iyo hay\u2019ado ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo qaarkood lagu helay kiisas xasaasi ah oo musuqmaasuq ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay xafiiska Hantidhowrka oo faahfaahsan:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479975781782462.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"783\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479975781782462.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479975781782462-253x300.jpeg 253w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202446638479975781782462-354x420.jpeg 354w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliyeed warbixin baaris iyo fatash ah oo xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyay Safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan. Warbixinta baariseedka iyo fatashka Xafiiska Hantidhowrka ayaa sidoo kale lagu sheegay in midadii u dhaxeysay kowdii bishii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliyeed warbixin baaris iyo fatash ah oo xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyay Safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan. Warbixinta baariseedka iyo fatashka Xafiiska Hantidhowrka ayaa sidoo kale lagu sheegay in midadii u dhaxeysay kowdii bishii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-06T19:15:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/\",\"name\":\"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-06T19:15:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon","og_description":"Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliyeed warbixin baaris iyo fatash ah oo xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyay Safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan. Warbixinta baariseedka iyo fatashka Xafiiska Hantidhowrka ayaa sidoo kale lagu sheegay in midadii u dhaxeysay kowdii bishii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-06T19:15:36+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/","name":"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg","datePublished":"2024-04-06T19:15:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-1.jpeg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musuq-maasuq-lasheegay-inuu-kajiro-safaaradda-soomaaliya-ee-cumaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musuq maasuq lasheegay inuu kajiro Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180430"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180434,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180430\/revisions\/180434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}