{"id":180438,"date":"2024-04-07T22:05:32","date_gmt":"2024-04-07T19:05:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180438"},"modified":"2024-04-07T22:05:32","modified_gmt":"2024-04-07T19:05:32","slug":"xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/","title":{"rendered":"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180439\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788-300x152.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiirro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada.<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaa waxaa lagu soo dhammeystiray wasaarado waa wayn oo in muddo ah bannaanaa, sida wasaaradda arrimaha dibadda iyo tan amniga gudaha.<\/p>\n<p>Xamza ayaa soo magacaabay illaa 4 wasiir iyo hal wasiiru dowle, kuwaas oo ay kamid yihiin:-<\/p>\n<p>Axmed Macallin Fiqi oo loo magacaabay wasiirka arrmaha dibadda Soomaaliya, waxaana xilkii uu hayay ee wasaaradda arrimaha gudaha loo magacaabay Cali Yuusuf Xoosh.<\/p>\n<p>Sidoo kale Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa waxaa loo magacaabay wasiirka amniga gudaha, halka Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame isna loo magacaabay wasiirka tamarka iyo biyaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Macallin ayaa isaguna loo magacaabay wasiirka boostada, halka Axmed Cumar Maxamed loo magacaabay waiiru dowlaha wasaaradda bay\u2019ada iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWareegtadan waxa ay dhaqan-geleysaa marka uu saxiixo ra\u2019iisul wasaaraha, XJfS Mudane Xamza Cabdi Barre, waxaana lagu soo saari doonaan faafiinta rasmiga ah ee JFS\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa kusoo aaday, xilli ay Villa Soomaaliya ku guuleysatay wax ka beddelka dastuurka, ayna sidoo kale taagan tahay xiisad u dhexeyso dalalka Soomaaliya &amp; Itoobiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180440\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"809\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1.webp 809w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1-253x300.webp 253w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1-768x911.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1-696x826.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/436357988_831087752381875_1747611649058602979_n-1-354x420.webp 354w\" sizes=\"(max-width: 809px) 100vw, 809px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiirro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada. Wareegtadan ayaa waxaa lagu soo dhammeystiray wasaarado waa wayn oo in muddo ah bannaanaa, sida wasaaradda arrimaha dibadda iyo tan amniga gudaha. Xamza ayaa soo magacaabay illaa 4 wasiir iyo hal wasiiru dowle, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiirro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada. Wareegtadan ayaa waxaa lagu soo dhammeystiray wasaarado waa wayn oo in muddo ah bannaanaa, sida wasaaradda arrimaha dibadda iyo tan amniga gudaha. Xamza ayaa soo magacaabay illaa 4 wasiir iyo hal wasiiru dowle, kuwaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-07T19:05:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/\",\"name\":\"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-07T19:05:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg\",\"width\":660,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiirro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada. Wareegtadan ayaa waxaa lagu soo dhammeystiray wasaarado waa wayn oo in muddo ah bannaanaa, sida wasaaradda arrimaha dibadda iyo tan amniga gudaha. Xamza ayaa soo magacaabay illaa 4 wasiir iyo hal wasiiru dowle, kuwaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-07T19:05:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":335,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/","name":"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg","datePublished":"2024-04-07T19:05:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202447638480538521735788.jpeg","width":660,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-magacaabay-xubno-kamid-ah-golihiisa-wasiirrada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180438"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180441,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180438\/revisions\/180441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}