{"id":180450,"date":"2024-04-08T22:17:24","date_gmt":"2024-04-08T19:17:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180450"},"modified":"2024-04-08T22:17:24","modified_gmt":"2024-04-08T19:17:24","slug":"sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180451\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo talaado ah ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Arbacada.<\/p>\n<p>Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go\u2019aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in maalinta ciida ay noqoneyso arbacada oo bisha Abriil tahay 10.<\/p>\n<p>\u201cLaguma arag bisha Shawaal Sacuudiga. Sidaa darteed Ciidul Fitriga ayaa la ciidayaa Arbacada, 10-ka Abriil 2024. Ilaahay ha inoo ogolaado inaan ka faa\u2019iidaysanno bishan barakeysan waqtiyada ka haray si aan ugu gudanno waxa uu raalli ka yahay\u201d ayaa lagu yiri War ka soo baxay Maxkamada sare ee Sacuudiga.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaan wali go\u2019aan kasoo saarin in beri la dhameystirayo Ramadaan iyo in kale, waxaana Wasaarada owqaafta iyo arimaha diinta baadi goob ugu jirtaa dhalashada bisha Soonfur.<\/p>\n<p>Inta badan dalalka Islaamka ayuu Ramadaanku u bilowday 11-kii Maarso 2024, waxaana la saadaalinayaa inaan la arki karin caawa Bishii Shawaal. Sacuudiga ayaa laga diyaar garoobay iyadoo la xiray dhammana qalabkii lagu eegi lahaa bisha.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen Culimada Fiisikis-ka iyo Cilmiga Xiddigaha dhammaan dunida islaamka suuragal maaha in laga karo Bisha caawa, taasoo ay ugu wacan tahay inay dhaceyso ka hor qorax dhaca ama la xiriirsameyso, isla markaana aanay jirin Bil la raadiyo.<\/p>\n<p>Waxay Culimadaasi caddeeyeen in hadii Aragti lagu furayo Ramadaanka ay sida saxda ah Bisha dhalan doonto Talaadadda oo si caadi ah dadku u arki doonaan Maqribta maalinta Talaadada kadib, Arbacadana ay bilaaban doonto Ciidul Fitriga.<\/p>\n<p>Waxaa yar Ramadaanka ku dhammaada 30 maalmood, iyadoo inta badan Sacuudiga iyo dalalka kale ay Bisha Ramadaan ugu dhammaato 29,.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo talaado ah ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Arbacada. Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go\u2019aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo talaado ah ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Arbacada. Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go\u2019aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-08T19:17:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/\",\"name\":\"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-08T19:17:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo talaado ah ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Arbacada. Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go\u2019aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-08T19:17:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/","name":"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg","datePublished":"2024-04-08T19:17:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/202448638481812184516678.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-berito-soon-tahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudiga oo sheegay in berito soon tahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180450"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180452,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180450\/revisions\/180452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180451"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}