{"id":180495,"date":"2024-04-10T13:29:10","date_gmt":"2024-04-10T10:29:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180495"},"modified":"2024-04-10T13:29:10","modified_gmt":"2024-04-10T10:29:10","slug":"jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf.webp\" alt=\"\" width=\"1780\" height=\"1253\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf.webp 1780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-300x211.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-1024x721.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-768x541.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-1536x1081.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-696x490.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-1068x752.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-597x420.webp 597w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Mahmoud-Ali-Yusuf-Maxamuud-Cali-Yuusuf-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 1780px) 100vw, 1780px\" \/><\/p>\n<p>Jabuuti ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro hoggaanka xiga ee Midowga Afrika oo markan ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa.<\/p>\n<p>Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan Magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada bariga Africa.<\/p>\n<p>Qabashada xilka madaxtinimada hoggaanka Midowga Afrika dadka u tartamaya waxaa ku jira Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo siyaasadda Soomaaliya kusoo jirtay illaa 2012-kii..<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Mucaaradka ee wadanka Kenya Raila Odinga ayaa shaaciyay inuu u tartami doono qabashada xilka hoggaanka midowga Africa 19-kii bishii Febraayo ee sanadkaan.<br \/>\nWarsaxaafadeed ka soo baxay Ururka Bulshada Bariga Afrika ayaana lagu sheegay in ay taageerayaan musharaxnimada Raila Odinga ee qabashada xilka hoggaanka Midowga Africa.<\/p>\n<p>Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ayaa noqonaya musharaxa dalkiisu u soo taagay tartanka qabashada xilkan waana wasiirka Arrimaha Dibadda ee ugu wakhtiga dheer dalka Djibouti waxuu xilka hayaa tan iyo 2005 tii. Waana diblumaasi caan ah.<\/p>\n<p>\u201cJamhuuriyadda Jabuuti waxay si rasmi ah ugu dhawaaqaysaa murashaxnimada wasiirkeeda arrimaha dibadda mudane Maxamuud Cali Yuusuf ee xilka guddoomiyaha guddiga midowga Afrika\u201d sidaa waxaa lagu sheegay war-murtiyeed ay Jabuuti soo saartay maanta.<\/p>\n<p>Tani waxay ka dhigan tahay in markii ugu horreysay ay Soomaaliya iyo Jabuuti ku wada tartami doonaan xil noocan ah. Tanina waxay noqon kartaa xifaaltan siyaasadeed oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Djibouti.<\/p>\n<p>Haatan waxaa xilka guddoonka Midowga Afrika haya Moussa Faki, oo ka soo jeeda dalka Chad, kaasoo ay u dhammaaneyso muddo-xileedkiisii labaad. Muddo-xileedka kursigan ayaa ah 2025-2028<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro hoggaanka xiga ee Midowga Afrika oo markan ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan Magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jabuuti ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro hoggaanka xiga ee Midowga Afrika oo markan ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan Magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-10T10:29:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/\",\"name\":\"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png\",\"datePublished\":\"2024-04-10T10:29:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon","og_description":"Jabuuti ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro hoggaanka xiga ee Midowga Afrika oo markan ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan Magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-10T10:29:10+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/","name":"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png","datePublished":"2024-04-10T10:29:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Flag_of_Djibouti.svg_.png","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-ku-soo-biirtay-tartanka-gudomiyaha-midowga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabuuti oo ku soo biirtay tartanka Gudomiyaha Midowga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180495"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180498,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180495\/revisions\/180498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180497"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}