{"id":180608,"date":"2024-04-20T22:16:41","date_gmt":"2024-04-20T19:16:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180608"},"modified":"2024-04-21T10:43:01","modified_gmt":"2024-04-21T07:43:01","slug":"meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/","title":{"rendered":"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari  aan xabada karin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180609\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"291\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428-300x132.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhex helay meydadka laba ruux.<\/p>\n<p>Meydadka labada ruux ee gaariga laga dhex helay ayaa kala ahaa nin iyo xaaskiisii hore oo lagu kala magacaabi jiray Abuukar Yuusuf Ibraahim iyo Xamdi Cabdulqaadir Cabdulle.<\/p>\n<p>Labadaan ruux ee maanta meydadkooda la helay ayaa la weysana sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay sida ay warbaahinta u sheegeen ehaladooda, lamana oga sababta ka dambeysa geeridooda.<\/p>\n<p>Marxuum Abuukar Yuusuf ayaa la sheegay inuu darawalka u ahaa Maxamed Zubeer oo ahaa xoghayihii joogtada ee xafiiska Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Cabdulle oo ah Aabaha dhalay marxuumada meydkeeda la helay ayaa sheegay inuu saddex cisho kahor waayay gabadhiisa ayna raadinayeen, hayeeshee maanta lagu soo wargeliyay in meydka gabadhiisa iyo ninkii ay horay u kala tageen mudo laga joogo laba sano laga dhex helay gaariga.<\/p>\n<p>Meydadka la helay ayaa haatan yaala xarunta CID-da oo baaris ku haysa sababaha ka dambeeya dilka labadaan ruux, waxaana ehelada marxuumiinta ay dowladda Fedaraalka ka dalbadeen in cadaalad helaan.<\/p>\n<p>Dhacddan ayaa ah mid maanta si weyn looga hadal haayo magaalada Muqdisho oo mudooyinkii dambe ay kusoo badanayeen dhacdooyinka sidaan oo kale u aragagaxa badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Meydadka Haweeneey iyo Nin ay horay u kala tageen oo laga dhax helay Gaari nooca aan Xabaddu karin.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zEIY-L_0Ykw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhex helay meydadka laba ruux. Meydadka labada ruux ee gaariga laga dhex helay ayaa kala ahaa nin iyo xaaskiisii hore oo lagu kala magacaabi jiray Abuukar Yuusuf Ibraahim iyo Xamdi Cabdulqaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180608","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhex helay meydadka laba ruux. Meydadka labada ruux ee gaariga laga dhex helay ayaa kala ahaa nin iyo xaaskiisii hore oo lagu kala magacaabi jiray Abuukar Yuusuf Ibraahim iyo Xamdi Cabdulqaadir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-20T19:16:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-04-21T07:43:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"291\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/\",\"name\":\"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-20T19:16:41+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-21T07:43:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg\",\"width\":660,\"height\":291},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon","og_description":"Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhex helay meydadka laba ruux. Meydadka labada ruux ee gaariga laga dhex helay ayaa kala ahaa nin iyo xaaskiisii hore oo lagu kala magacaabi jiray Abuukar Yuusuf Ibraahim iyo Xamdi Cabdulqaadir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-20T19:16:41+00:00","article_modified_time":"2024-04-21T07:43:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":291,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/","name":"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg","datePublished":"2024-04-20T19:16:41+00:00","dateModified":"2024-04-21T07:43:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024420638492113529417428.jpeg","width":660,"height":291},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-nin-iyo-xaaskiisii-hore-oo-meedkooda-laga-dhex-helay-gaari-aan-xabada-karin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydadka nin iyo xaaskiisii hore oo meedkooda laga dhex helay gaari aan xabada karin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180608"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180610,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180608\/revisions\/180610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180609"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}