{"id":180663,"date":"2024-04-25T11:40:56","date_gmt":"2024-04-25T08:40:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180663"},"modified":"2024-04-25T11:40:56","modified_gmt":"2024-04-25T08:40:56","slug":"dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/","title":{"rendered":"Dowladda Argentina oo ka dalbatay  in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180664\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in wasiir Ahmad Vahidi uu ka mid yahay wafdi ka socda Tehran oo booqanaya Pakistan iyo Sri Lanka, islamarkaana booliska Interpol uu soo saaray wargelinta cas ee lagu dalbanayo xarigiisa kadib codsiga Argentina.<\/p>\n<p>Argentina ayaa sidoo kale labadaas dowladood weydiisatay inay soo xiraan Vahidi, ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran ee IRNA ayaa ku warrantay in Vahidi uu Talaadadii kusoo laabtay Iran, halkaasi oo uu kaga qeyb-galay munaasabad lagu dhaariyey barasaab cusub.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Sri Lanka ayaa AFP u sheegay in Vahidi uusan ku jirin liiska wafdiga Iran ee dalkaas yimid Arbacada maanta ah.<\/p>\n<p>12-kii April, maxkamad ku taalla Argentina ayaa Iran ku eedeysay weerarkii 1994-kii ka dhanka ahaa xarunta bulshada Yahuudda ee AMIA ee bartamaha Buenos Aires, iyo qarax laba sano kahor ka dhacay safaaradda Israel, kaasi oo lagu dilay 29 qof.<\/p>\n<p>Weerarkii 1994-kii ayaan weli cidna aysan sheegan ama la xalin, hase yeeshee Argentina iyo Israel ayaa muddo tuhunsanaa inay kooxda Xizbullah ku fulisay codsiga Iran.<\/p>\n<p>Dacwad-oogayaasha ayaa saraakiil sare oo reer Iran ah ku eedeeyey inay amreen weerarka, inkasta oo Tehran ay beenisay inay ku lug laheyd.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidoo kale la xiriirisay Xizbullah, waxayna ugu yeertay weerarka AMIA \u2014 kii ugu dhimashada badnaa taariikhda Argentina \u2014 \u201ciyo dambi ka dhan ah bani\u2019aadannimada.\u201d<\/p>\n<p>Bayaanka Talaadadii kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu yiri \u201cArgentina waxay dalbaneysaa xariga caalamiga ah ee kuwii mas\u2019uulka ka ahaa weerarkii AMIA ee 1994-kii kaasi oo lagu dilay 85 qof, iyo kuwa weli xilalka haya ee leh xasaanadda buuxda.\u201d<\/p>\n<p>\u201cMid ka mid ah waa Ahmad Vahidi, oo garsoorka Argentina ay u doonayaan inuu yahay mid ka mid ah kuwii mas\u2019uulka ka ahaa weerarkii ka dhanka ahaa AMIA,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka oo sidoo kale ay wax ka saxiixday wasaarada amniga.<\/p>\n<p>Argentina ayaa horey u sheegtay in Vahidi, oo ka tirsanaan jiray ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran, uu yahay mid ka mid ah maskaxdii ka dambeysay qaraxii AMIA, waxayna dalbatay in loo soo masaafuriyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in wasiir Ahmad Vahidi uu ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180664,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in wasiir Ahmad Vahidi uu ka mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-25T08:40:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/\",\"name\":\"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp\",\"datePublished\":\"2024-04-25T08:40:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp\",\"width\":600,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon","og_description":"Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in wasiir Ahmad Vahidi uu ka mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-25T08:40:56+00:00","og_image":[{"width":600,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/","name":"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp","datePublished":"2024-04-25T08:40:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2c28125b83eec7bae3b2c04d6f88a66e6f9935a4-600x390-1.webp","width":600,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-argentina-oo-ka-dalbatay-in-lasoo-xiro-wasiir-ahmad-vahidi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Argentina oo ka dalbatay in lasoo xiro Wasiir Ahmad Vahidi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180663"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180665,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180663\/revisions\/180665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180664"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}